Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Abaal laawe waa Saleebaan dhuxul oo kale Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed Ilkacase
Abaal laawe waa Saleebaan dhuxul oo kale Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed Ilkacase

Madaxwayne siilaanyo wuu u hiiliyey isagoo magac iyo taariikh midna aan lahayn,wuxuu ahaa daba dhaw subax walba la soo kalaha mikrifoon uu Eebe irsaaqadiisa geliyey,waxuu u bilaabay tababar iyo tareerin uu kaga midho dhalinayo inuu noqdo qof uu u abuuro sidoo doonayo inuu ahaado qof qiimo yeesha,wuxuu isu saaray idaacad hurgufta afkaaraha kulmiye,kaasoo ahaa iridkii uu halganka ka soo geliyey saleebaan dhuxul,taasoo keliya may ahayne mar labaad ayuu u hiiliyey madaxwayne siilaano xiligii uu xisbiga kulmiye ku guulaystay talada dalka,waxaanu madaxwaynaha qaranku u cugtay inuu noqdo agaasimaha televation ka qaranka jamhuriyada somaliland,taasoo ahayd hawl ku cuslayd aqoon ahaan iyo hawl karnimo toona,waxaana taasi markhaati u ahaa sidii ay isugu dhacn wasiirkii xiligaas ee wasaarada warfaafinta iyo dhaqanka mudane Boobe Yuusuf Ducaale,kaasoo gebi ahaanba ka qaaday xilkii uu qaranka ugu hayey sifii qof jeclaysiga ahaa ee uu madaxwaqynuhu uu ku naas nuujinayey.
         waxaase layaab noqotay markii madaxwaynuhu mar labaad uu hiil cad uu ugu hiiliyey saleebaan dhuxul ugana hiiliyey Boobe Yuusuf ducaale oo ay isku gobol ka soo wada jeedaan salebaan dhuxul kaasoo madaxwaynuhu uu xilkii wasiirka uu ka qaaday,isla markaana isagoo aan qarsan uu u dalacsiiyey,Afhayeenka madaxtooyada qaranka somaliland,waa ninkaa saleebaan dhuxul qiimo ahaan iyo ,qof ahaanba,waa kaa lagu lahaa abaalkaa aan guurin ee isagu gaboobay.
           wuxuu ilaabay tacabkii la geliyey iyo kii maalgashadayba,   waxaanu isla soo taagay inuu is casilay, alla yaa ila qosla !!!!!! kkkkkkkkkkkkkkkkk!!!!!!!!! isma hubsato waa tanoo kale,isaga hortii lama sheegin qof aan abaal gudin se maantaynu aragnaa, wuxuu noqday dameeri dhaan raacday,mana jirto wax uga dan ahaa cid wax doorata iyo cid la doorto toona,waasay dhacday waxaanse filayaa in bulshada reer somaliland maanta aanay dareen glinayn rag keligood shaqaystayaal ahaa ficliyaadka ay la yimaadaan.
           waxa kale oo aan madaxwaynaha qaranka somaliland aan ku hanbalyaynaynaa sida raganimada iyo masuulida leh ee uu uga fal celiyey dhacdadan ciyaala suuqnimada ah ee qarankan lagula kacay,waxa kalee oo aanu xer ilaaliyaha guud ee qaranka aanu ku boorinaynaa in uu soo oogo dacwad qaran dumis iyo khalkhalin bulsho oo ay ku kacen qayral masuuliyiin dalkan xilal u hayey.
         dalkani waxba u noqon maayo intiinan iyo in la mid ah toona ,illah ayaana u dhaliyey malaayiin jecel in ay wax u qabtaan mana aha keligiin hadaad tagtaana uu dumayo hana hilmaamina in shalayba ay rag halkaa keeneen
                                                   Wabilaahi towfiiq
                                                         Allaah ayaa mahadle
                                                 Maxamed Yaasiin Maxamed Ilkacase
                                                           mymnaleye@hotmail.com

· Posted by xaaji on October 30 2015 1001 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>