Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » KALMADA SIYAASI HALKAY KA TIMI.
KALMADA SIYAASI HALKAY KA TIMI.

Ugu Horayn Mawlaha ina Uumay ayaa Mahad iska leh Marka Labaad Nabi maxamed CSW Alle Dariiqiisii Ha ina Mariyo.
.
Intaa Ka dib in badan waxaad Maqashaa ama dhegeheena Kusoo dhacda kalmada "SIYAASI" ama "SIYAASAD" Hadaba Macneheedu Muxuu Yahay Weedhan,Se waa Luqadee?
.
Waxaan in Badan ka faalooday waxa loo yaqaan "Leadership"-ka Hogaaminta,Qaybeheeda,Iyo Faaidadeeda, Waxaan kaloo in badan ka hadlay cida Hogaaminta Ku haboon sifooyinkeeda.
.
Maanta waxaan sharaxaad kooban ka bixin Doonaa Kalmadan aan Kor ku xusay.
.
Kalmada asalkeedu wuxuu ka yimi carabi Macnaheeda dhabta ahina waakan (السياسة في اللغة: مصدر ساس يسوس سياسة.
فيقال: ساس الدابة أو الفرس: إذا قام على أمرها من العَلَف والسقي والترويض والتنظيف وغير ذلك.).
aan sharaxno macnaha ay xambaarsanyihiin kalmadaha kala ah.
السياسة,ساس, يسوس,سياسة Dhammaantood waxaad ka dhadhan sanaysaa weedha ah "MAAMULID","MAAMUL",LA MAAMULAY",Dhammaantood waxay kusoo Biyo shubanayaan "Leadership And Management"
.
Hadaba "SIYAASIGU" Waa Kuma sidaan Qeexnay waa ka ay ka muuqdaan sifooyinka Hogaamineed ay ka waramaan Aqoonyahanka wax ka qoray Hogaaminta.
.
Somalidu "SIYAASIGA" waxay Utaqaanaa ka ku sifooba wax is daba marinta iyo Qaswadaha waana Macno Qaldan kaasi.
.
Tilmaantaa aan Qeexnay ee Sharaxnay Waxaa Qaadan kara Cida laga helo ama Ku sifaysan.
.
Wixii intaa kasoo Hadhay waxaa la odhanayaa oo lagu magacaabayaa "QAWQAA" Ama "SAAQID SIYAASADEED" oo Macnaheeda laga fahmayo Qof Maamulida ku Fashilmay.
.

Wa bilaahi tawfii
_____________
Abdifatah Basher Hassan
Founder and CEO at Somaliland Training And Consulting Agency
Burao-Somaliland

 

· Posted by ifraax on January 22 2016 698 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired