Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Dhaca iyo Naxariis darada shirkadaha laydhka ushida magaalada Borama.
Dhaca iyo Naxariis darada shirkadaha laydhka ushida magaalada Borama.

Waxa dhamaan ganacsiga caalamku ku xidhan yahay  gaar ahaan waxyaabaha lasoo dhoofsado, qiimaha  sayladaha suuqa  hadba qiimaha caalamku sida uu isku badalo ,wax yaabahaana waxaa sal u ahhadba  shidaalka caalamku halka uu marayo.hadii uu shidaalka caalamku qaaliyoobo  qiimaha sixirka alaabtu wuu dalacmayaa  wax kastaana waxay noqonaysaa in ay qaaliyoobaan, hadii uu shidalka caalamku jabana waxa ay noqonaysaa in wax kastaaba  uu hoos udhaco oo alaab oo dhanqiimaheedu  aad hoos ugu dhaco.

Hadaba akhriste waxa wax lala yaabo ah in shirkadaha laydhka ushida magaalada Borama aynoqdeen kuwo macaan sanaya dhiiga  dadka masaa kiinta ah ee ay laydh  ushidaan  taas oo markii hore ay keeneen shuruudo badan  oo ay sabab uga dhigeen shidaalka ayaa qaali ah.

Waxaana kamid ahaa shuruudahaa  1. In  laydhka lacagta ugu hoosaysa  ee la qaado ay ahayd  10$dolar   hadii aad hal kiiloo waat aad isticmaasho  waxa lagaa qaadayaa 10$ dolar halka hadii  khalad ama ciladi  kutimaado sacadaada   oo ay kugu soo qorto number badan   tusaale  90 kiiloo waat ay kugu soo qorto waxba lagaa dayn mayo waa lagaa wada qaadayaa wax ala waxa ay kugu soo qortay saacadu wax naxdin iyo naxariis ahi kama hayso  iyo umada in ay boobaan ayuun bay diyaar uyihiin.

2. waxa kale oo wax lala yaabo ah in ay soo iib sadeen saacado si gaara ay usoo samaysteen oo aan suuqa meelkale laga helin oo ay ugu talo galeen in ay umada ku dhacaan  oo ay waxa yar umada masaakiinta ah loo soo diro ee ay qaraabadooda dibadaha ka helaan ay dhexda ujoogsateen, kali ah ujeedadooduna waa in ay umada dhiiga kajaqaan kali ah saacadahaas oo laydhka oo bakhtiisan  iska socda..waxa kale oo jirta inmagaalada wadooyinkeedu  ay madowyihiin oo aanay   wax laanbado ah ku xidhin  wadooyinka.

Hada waynu lawada soconaa halka  uu marayo qiimaha shidaalka caalamku waxa uu marayaa hakii  ugu hoosaysay  halka  foostada shidaalka ahi caalamka uu marayo 36$ halks Somaliland   ay kamarayso foostada shidaalka ahi 100$ halkii uu markii hore ka ahaa  200$ waxa hoos udhacay 50% marka la eego  qiimaha shidaalka Somaliland.

 Waxa markiiba markii uu shidaalku hoos udhacay   jawaabdag daga kabixiyay shirkada  laydhka ee  magaalada Berbera   taas oo ka dhigtay  0.5  qiimaha  halka kilo waat waxa maalmahan hadana jirta in  shirkadaha laydhka ushida  magaalada  Hargaysa  ay iyaguna qiima dhimis 35%,  ay usameeyeen  bulshadooda,halka uu Borama ka yahay 1dolar halka kiiloo waat. Waamaxay sababta ay  shirkadaha laydhka ee magaalada boorama ay umacaan sanayaan  dhiiga umada  hadii ay iyagu sidaa damiir la, aan unoqden  bulshadii   hakay iyadu is dhigtay .

 

Bulshada  kudhaqan magaalada boorama  habaraarugaan   oo   hala xisaabtamaan  waxna ha iska waydiiyaan dhibta ayku hayaan shirkadaha laydhka ee magaa lada borama , hadii ay iska qaban waayaan   wax kusii biira mooyee wax hoos uga dhacayaa ma jirto.

Qalinkii:Axmed   C/laahi  Jaamac.

contact: Cabdile3@gmail.com

 

· Posted by abdi on February 02 2016 859 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired