Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Dhaqamada Foosha Xun ee Wasiir Zam Zam Dhoohanaanta Madaxtoyada iyoDhago la,aanta Kulmiye: Qalinkii: Maxamed Cabdi Cige .
Dhaqamada Foosha Xun ee Wasiir Zam Zam Dhoohanaanta Madaxtoyada iyoDhago la,aanta Kulmiye: Qalinkii: Maxamed Cabdi Cige .

Somaaliland  waxay  kusoo caanamaashay intaa ay jirtay  ee  24ka  sanadood ah,in   madax tooyadu  ay ahaato mees ha  xudunta   u ah  ee wax kalawada,  waxa kale  oo iyana  lagu yaqaanay meesha kali ah   ee xudunta u  ah  maa mulka  loogu soo hagaago  ama wadanka looga taliyo ay tahay   madaxtooyada. Baryahan danbe  waxa  aad ula yaaban tahay bulshada Somaliland   dhamaan  gudo iyo dibadba , dhaqamo  aan hore loo arag oo ay la soo baxday wasiirada   wasaarada  maaliyada Somaliland  Zam Zam  Cabdi  Aadan  oo iyadu  udhaqanta sidii ay madaxwayne tahay oo kale.

1.      Wasiir  ZamZam   waa  wasiirada  ugu musuqmaasuqa badan  dhamaan wixii wasiiro  soomaray  , s/land   hadaan soo gaabiyana  waa  wasiiradii ugu musuq maasuqa  badnayd  intii  dawlada kulmiye   shaqaynaysay, waxa ka horeeyay    maxamed xaashi  iyo   samaale   labadaa wasiirba  waxbadan ayay ku soo kordhiyeen   miisaaniyada  s/land   labaduba waxay kordhiyeen  misharkii  shaqaalaha,oo maxamed  xaashi wuxu kordhiyay100% halka   samaale  oo ka danbeeyay uu   isaguna kordhiyay  20% iyadu  wax ay kabadashay  miisaaniyada haba yaraatee majirto ,talabaad   waligeed madhicin  sixir barar  kan manta  taagan ka xumi. Taasi waxaysum cad xumo kutahay  madax tooyada Somaliland.waxa kale  oo wax lala yaabo  ah in  iyada oo  wasiirkii  maaliyada ah  ay soo dhawaynayso  maayar   , waa qiyaamihii   markaad aragto  wasiir  maayar soo dhawaynaya,  waa dhaqamada ugaara  wasiir   samsam   malaha  maba garanayso  midka   title  sareeya   mise qabyaalada  ayaa   ilawsiinasa  wax walba.

2.      In  samsam  ay  ilawdayba in ay qaranka shaqo u hayso ee ay isku haysato qof reer ushaqaysa,taasna waxa kuu cadaynaya waligeed intaa xilka ay hasay  meel  aan gobolka  gabilay aan ahayn  booqasho  kumay tagin, ta kale  waxa maalman dhawayd  bulshada  Somaliland  ka yaabisay  in  sam sam   raashin mu caawino  ah inta  ay qaaday  ay ku sii qaybisay  dhexda inta  ay dagaan reerohoodu  iyada oo faramadhana ay tagtay  saylac iyo lughaya  ee abaarta ba,ani kataagantahay ee  caalamka oo dhami ka qay linayo, waliba ay jees jees  ula tagtay  markaas ayay in kaareen dadkii masaakiinta ahaa ee abaartu haysay  oo ay ku yidhaahdeen   hadaad sidan ufaramadhantahay  maxaad naga soo doontay.

3.      Waxa kale oo laga  wada  dharagsanyahay  maamul xumada  wasaaradeeda  kajirta oo laga wada dareemay  Somaliland oo dhan,waxad  arkaysaa  samsam oo  wasaarado kale arimahooda kahadlaysa horta waxabay isku haysataa in ay wali tahay wasiirkii wax barashada,markasta waxad arkaysaa iyada oo arimaha waxbarashada ka hadlaysa, oo aan warba u hayn wasaaradeedii, wasaarada caafimaadka  iyana faragalin aad ubadan  ayay ku haysaa waxad arkaysaa  iyada oo  Ambalnce   bixinaysa  mashaqadeediibaa,waa waxyaabaha lagu garto maa mulxumada.  Somalidu waxay tidhaa tiisaba daryeelaa   dadka kale waxtara horta may wasaaradeeda hagaajiso, wasaaradaha kalaba   ha fara galisee.

4.      Sumcadii ayay ka xumaynaysaa madaxtooyada oo  waxay bulshada Somaliland ku dhaqani is waydiinasaa  waa maxay sababta  ay madaxtooyadu ay wax uga qaban la, dahay  dhaqamadan foosha xun ee ay ku kacayso,wasiirada maaliyadu  mise waabay la ogtahay,markaa hadii  arin tani sii socoto waxa shiki kala dhexgalayaa madaxtooyadii iyo  shacabkii Somaliland ee  kalsoonida  wayn  ku qabtay madaxtooyada.

5.      Waxa kale oo jirta in sumcadii   dumarka  ay meel kaga dhacayso  waayo ? waa qofkii dumara  ee inta Somaliland jirto  ugu taytalka saraysay ,waxay bulshadu odhanaysaa waar naga daaya marhaday dumarkuba sidan yihiin yaan waxba loo dhiibine,ama laguma  aamini karo  boosas mu him ah.

6.      Su, aasha meesha taala ayaa ah waa ayo cida  ay isku halaynaysaa? Jawaabta bulshadu meelkale  uma doonayaan waxay odhanayaan waa madaxtooyada cida ay isku ha laynayso  gaar ahaan walibawaxa aad loohu tuhmayaa in marwadamadaxwaynuhu ay kadanbayso, taasna  ay ubulshadu odhanayso  waar  marwada madaxwaynuhu miyaanay  raja ka qabin  umada Somaliland  iyo dalkaba maxay udaawanaysaa dhaqamada  xun xun  ee ay ku kacayso  wasiir  ZamZam.

7.      Arintani  dhaqamada foosha xun ee ay ku kacayso wasiirada maaliyadu, waxay  raja beel kadhigaysaa  rajadii   xisbiga  kulmiye   ee ahayd  in uu marlabaad  ku soo noqdaan talada  dalka   rajadii noocaa ahayd ayay ceel dheer ku ridaysaa, hadaan waxlaga  qaban.ama aan  xisbigu iska fogayn oo aanu warcad kazoo saarin . waa hadii  uu doonayo  in uu marlabaad guulaysto   xisbiga  kulmiye.mise  madaxtooyada  ayaa ka quusatay  xisbiga  kulmiye   oo aanrabin in  uu marlabaad soo noqdo .

8.      Gabo gabadii  hadii dhaqamadaa foosha  xun ee wasiirada  maaliyadu  sii socdaan  waxay shacabku arkaan in ay  soo noqoshada  marlabaad ee talada dalku aanaywaxba  kajirin, hadii  wax lagaqabtana waa haday madaxtooyadu  rajo ka qabto soo noqoshada kulmiye. Loo   wada joogee  dhinaca ay iskugu biyo shubato.

 

 

 

Qalinkii: Maxamed   Cabdi   Cige.   

 

· Posted by xaaji on February 14 2016 845 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired