Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » SAFARKII CEEL GARDE PORT.
SAFARKII CEEL GARDE PORT.

SAFARKII CEEL GARDE PORT

--------------------------------------------

19 Bisha Labaad 2016 Waxaanu Safar Kormeera iyo indho indhayn ah Ku Tagnay Dekeda Qadiimiga ah Ee Ceel Garde Port Waxananu Ka Koobnayn 8 Xubnood.

.

Somaliland Waa Dal Madax banaan oo Xornimadiisa Ka qaatay Boqortooyada Ingiriiska, Waa Dal Dihin oo Goobta Ugu Strategic-san Kaga Yaala Geeska Afrika.

.

Dhererka xeebta Somaliland:



Xeebta Somaliland waa xeeb aad u dheer oo leh Marsooyin qadiimi ah marka la barbar dhigo xeebaha Afrika. Dhererkeeda waxa lagu qiyaasaa illaa 900 Km.

.

Baddeenu waxa ay leedahay khayraad aad u fara badan, waxaana la sheegay in ay ku jiraan kumanaan sinji (species) noole badeed oo kala duwan, taas oo soo saarta cuntooyin dabiici ah oo kala duwan. Baddu waxa ay leedahay macdan farabadan iyo batrool. Xeebtaa quruxda badan waxa ay leedahay meelo qadiimi ah oo loo dalxiis tago.

.

Marka laga hadlayo xagga cimilada badda Somaliland waxa ka dhaca dabaylo isbedel ku sameeya heerkulka, maayadaha iyo cufnaanta badda. Taas oo saamayn xoog leh ku leh xadiga iyo nooca khayraadka badda laga helo.

.

Marsooyinka laga kalluumaysto:

.

Marsooyinka Somaliland ee lagaa kalluumaystaa aad bay u badan yihiin waxaana ugu muhiimsan Berbera, Lughaya, Saylac,Ceel Sheekh,Ceel Garde, Laasqorey, Xiis iyo Maydh.Iyo Qaar Kaloo Fara badan oo Dayactir Ubaahan.

.

Hadaba Deked kasta oo Ku taala Xeebta Somaliland waxay ubaahantahay Horumarin iyo Dhisme Maadaama Somaliland Ay tahay Xarun Geeska afrika Ugu Mandiqada wanaagsan dhanka Xeebaha.

.

Dekedan lagu Magacaabo Ceel Garde oo loogu Magac daray Ceel Meesha Ku yaala oo aad Muuqalada Ku arki Doontaan Waxay Magaalada Berbera iyo Gobolka Saaxil U jirtaa 25 KM

.

Ceel Garde waxay Ahaan Jirtay Deked Macmal ah oo la isticmaali jiray ilaa 1991-kii Waa Deegaan aad Ujawi Wanaagsan Kuna wacan Dalxiiska Loona Baahanyahay in laga Faaidaysto Kulankii iyo Sheekadii na Dhex Martay Dadka Gobolka Saaxil iyo Ceel gardaba waxay Noo sheegeen inay Ku faraxsanyihiin dhismaha Dekeda ayna Soo dhawynayaan Cid kasta Oo Qaranka Horumarkeeda Ka shaqaynaysa.



Hadaba Aqoonayahnka Booqashada Ku Tegay Goobtaas waxay Bulshada Ku dhaqan Gobolka saaxil iyo Shacb Weynaha Qarankaba Usoo Jeedinayaan Qodoban.

.

1.In Dekedaha Dalka la Horu mariyo

2.In Dekedaha Qabyada ah Dayactir lagu Sameeyo

3.In Xukuumadu Dhismaha Dekedaha Ku dhiiri geliso Ganacsatada Dalku inay Maal gashadaan.

4.In Shacabku Ka qayb qaataan Dhismaha Qaranka

5.In Dekeda Ceel Garde iyo kuwa kalaba la dhiso.

6.Bulshada Reer Saaxilna Gacmaha isu Qabsadaan Dhismaha Dekedaha Maadaama Marsada Ugu Weyn Dalka Ku taalo.

.

Waxaan Umahad Celinayaa Masuuliyiinta Nagu soo dhawaysay Gobolka Saaxil Gaar ahaan Magaalo Xeebeedka Berbera iyo Kuwii nagu soo dhaweeyay Ceel garde Port.

.

Waxaan Si gaara Ugu Mahad Celinayaa Aqoonyahnkii dhalinyaradii Darawalkii iyo Sawir qaadihii Safarka.

.

Abdifatah Basher Hassan 

Berbera Saaxil Somaliland.

Facebook:Abdifatah Basher Hassan  

 

· Posted by abdi on February 21 2016 782 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired