Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Musuq-maasuq Baahsan oo hadheeyay Qaybta xisaabaadka ee wasaarada waxbarashada G/Awdal. Qalinkii : jaamac Aadan Cilmi
Musuq-maasuq Baahsan oo hadheeyay Qaybta xisaabaadka ee wasaarada waxbarashada G/Awdal. Qalinkii : jaamac Aadan Cilmi

Qaybta ta xisaabaadka  ee W/W/G/Awdal waxyaabaha  dhibaatada ah ee ay ku hayso macalimiinta G/Awdal wax loo dul qaadan karo ma,aha  hadaan  laga gaadhin macalimiintaa   masaakiinta ah,gaar ahaan waliba  kuwa dugsiyada hoose dhexe oo iyo iyaga macalimiintoodii in ay iskaga dareeraan qarka usaaran yihiin,markii  intiiyarayd  ee ay dawladu  siin jirtay  ay dhexda  ufadhiisatay Gabadha xisaabaadka  ah  iyo  Group  ay iyadu  samaysatay oo ku heshiiyay boobka intaayar ee masaakiintaa lasiiyo,iyada oo intaayar ee maalin lagu qadeeyo  ee ay bisha dhan sugaan ay usamaysatay nidaamyo ay ku qaadatay  intaayar ee lacagta ah.

1.        Waxyaabaha aadka  uyaabka badan  waxa kamid ah in  Gabadhaa xisaabaadka  ahi ay goosato  lacag ay ku magacawdo ganaax , lacagtaas oo ay ka goyso macalimiinta  dugsiyada  hoose dhexe oo kali ah  waliba inta  tabaashiirta  haysata  ee wax dhigta ,halka  ku wa aan waxba  dhigin ee suuqa iska joo.

2.       Waxa kale oo jira     todoba qof  oo sadex ay walaalo yihiin  sadex ay iyadu dhashay iyo hal inan oo  ay ilma abti yihiin , intaasi midna meel kama shaqeeyo , dhamaan  lacagta waxay ku qaataan fadhiga  , iyaga oo aanwax shaqo ah qaban, halka mid kamida caruurteeda oo  yurub  joogaa lacagtiisa walia ay qaadato.

3.       Arinta kale  ee aadka uyaabka badan waxa weeyi   macalinka meheradeeda  waxka  amaahda ee lacag aykuleedahay  haduu shaqeeyo iyo hadii aanu shaqaynba  cidlacagtiisa  hadal qaadi kartaa ma jirto walaa Gudoomiye  cid wax waydiin  kartaana ma jirto .

4.       Waxay la wareegtay   shaqadii ay qaban lahaayeen  kormeera yaashu  oo iyada ayaa  soo kormeerta  iskuulada , shaqadeedii   xisaabaadka oo socota ayaa  waxay odhanaysaa  waan xidhanayaa meesha  iska socda waxan soo kormeerayaa iskuulo ,  macalimiintii masaakiintii oo baahan ayay in dhaha kaga dhacaysaa  hadii uu hadlana lacagba kuma siinayo ayay odhanaysaa, aritaasina meel adag ayay maraysaa hadaan wax laga qaban.

5.       Xaaladaha aan kala qarsiinta lahayn  ee  ay ku kacdo waxa kamid ah marka kormeer ka imanayo  hargaysa , iskuulada waxay keentaa dad  caaglayaala oo ay gacanta ku haysato waxayna tidhaahdaa  in ta kormeerku  dhamanayo  halkaa   ha ii joogaan  marka  kormeerkaasi dhamaadana , way iska tagaan, haday maamulayaashu  kahadlaana  waxa lacagaba siin mayso  .

 

  • Hadaba  waxan ku talin lahaa  kow  in odhad loo soodiro qaybtaa xisaabaadka  G/Awdal  si wax looga  qabto   musuqmaasuqa   baahsan ee hadheeyay   meeshaas
  • In marka  kormeer tiro koobahi  jiro  an loo soo sheegin  wasaarada  sababtoo ah way kafaa,iidaysanaysaa qaybtaa xisaabaadku
  • In   la kala xadeeyo  qaybaha maamulka ee  wasaarada waxbarashada  G/Awdal.

 

Qalinkii : jaamac    Aadan    Cilmi

 

 

· Posted by abdi on March 06 2016 719 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired