Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » MOWQIFKA AQOONYAHANAKA SOMALILAND EE DOORASHADA WAKIILADDA & DEGAANKA 2019.
MOWQIFKA AQOONYAHANAKA SOMALILAND EE DOORASHADA WAKIILADDA & DEGAANKA 2019.

(Position Statement of Somaliland Intellectuals on Upcoming Parliamentary & Municipal Elections 2019)Wakhtiga ayaa aduunka ugu qiima badan. Hanti waa la heli karaa waana la wayi karaa. Lakiin wakhti kaa lumay dib looma helo. Mashkiladaha ummada Somalida haysta waxaa kaw ka ah; wakhtiga oo aynana qiimayn, oo si macno darana inooga luma. Mida kale ummada Somalidu sida arimuhu u kala mihiimsan yihiin wax ugama faa’iidaystan (ama Priority-la’aan).Wakhtiga aynaan qiimaynin iyo ‘priority’ la’aantu, waxay ina dhaxal siiyay in Golaha Guurtida ay noqdaa gole fadhiida oo 25 sano la badalin. Golaha Wakiiladuna 8 sano mudo dhaafaan noqdaan. Golaha deganku 2 sano dhaaf noqdaan. 28 sano ayna Ictiraaf la’aan u nahay. Haddaba, Somaliland waxaa jira arimo badan oo ay tahay in wax laga qabto. Lakiin Somalidu waxay ku maah maahda “OODO DHACAMEED SIDA AY U KALA SAREEYAN AYAA LOO KALA QAADA”. Arinta ugu mihiimsan wakhtigan (ama priority-ga inoo ah) waxaa kow ka ah; doorashada golaha wakiilada iyo golaha deganka. Waxaa jira arimo ama carqalado loo bahan yahay in xal loo helo si ay doorashadu dib u dhicin.Doorashada oo wakhtigeeda dib u-dhac ku yimada, waxay wiiqaysaa dimuqradiyada Somaliland ku tamaysay. Teeda kale, doorasha xor ah oo xalaala, ooy ku soo baxaan mudanayaal aqoon, karti, wadaniyad ku dheehani waxay kor u qaadaysaa dimuqradiyada iyo horumarka Somaliland hiigsanayso.
Somalidu waxay tidhaa “TALADU WAA MAR AAD GADHO IYO MAR AAD GADHI WAYDO”. Haddaba, waxaan qabaa haddii arimaha dacad laga yahay, in la heli karo xal dadka inta wanaaga rabataa ay ku qanci karaan.Haddaba, arimaha waxay kala yihiin:SAMI-QABSIGA GOLAHA WAKIILADA KOMISHANKA DOORASHADA  XULISTA MUSHARAXIINTA TAYO LEH.IN SI TOOSA LOO DOORTO MAAYARAD IYO MAYARO KU-XIGEENADA.Munfadlak la wadaag qoralkani (Saxiibada, iyo cida danaynaysa Somaliland). Haddii aad ku qanacdidna. Munfadlak, buuxi foomka qoralka ku lifaaqan. 
HALKANI HOOSE GUJI SI AAD U AKHRIDA QORALKA OODHAMAYSTIRAN

 

https://www.somalilandintellectualsinstitute.org/so/mowqifka-aqoonyahanka-somaliland-ee-doorashada-wakiiladda-degaanka-2019/

· Posted by ifraax on September 24 2018 815 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>