Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

                                        cooltext289960990817430.gif

Latest Articles
· SOMALILAND MUST SUSP...
· MOWQIFKA AQOONYAHANA...
· Sixirka iyo Falka oo...
· Wasiirka Cusub ee Wa...
· Gudoomiyaha xisbiga ...

Burcad badeed Soomaali ah oo maxkamad lagu soo taagay India.

Maxakmad ku taala dalka Hindiya ayaa Axaddi shalay bilowday dhageysiga dacwad ka dhan ah 35 eedaysane oo burcad badeed Soomaali ah.

· abdi on March 25 2024 · Read More · 97 Reads ·Print

Banaanbax lagu taageerayo dhameystirka dastuurka oo ka dhacay Muqdisho.

Banaanbax ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu taageerayo dib u eegista iyo dhammaystirka dastuurka.

· abdi on March 25 2024 · Read More · 55 Reads ·Print

In ka badan 100 maxbuus oo lagu sii daayay Cafis Madaxweyne Hassan sheekh.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa Cafis madaxweyne kusii daayay 116 maxbuus oo ku kala xirna xabsiga dhexe ee Xamar iyo xabsiga MBCC.

· abdi on March 22 2024 · Read More · 113 Reads ·Print

Congress-ka Mareykanka oo ansixiyay sharci mamnuucaya TikTok.

Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa xalay si aqlabiyad ugu codeeyay in la meel mariyo sharci horseedi kara in dalka oo dhan laga mamnuuco barta caanka ah ee TikTok.

· abdi on March 14 2024 · Read More · 77 Reads ·Print

Soomaaliya oo laga cafiyay 99% deymihii lagu lahaa.

Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 99% deymihii ay ku lahaayeen xubnaha Naadiga Paris Club ee dalalka deymaha leh in laga cafiyay.

· abdi on March 14 2024 · Read More · 58 Reads ·Print

Laba wiil oo dhallinyaro ah oo bada Berbera liqday.

Laba wiil oo dhallinyaro ah ayaa geeriyooday kadib markii ay ku qarqoomeen bada Berbera shalay galabtii.

· xaaji on November 18 2023 · Read More · 78 Reads ·Print

Finland oo qaadday tallaabo ay ku joojineyso muhaajiriinta ka soo gudba dhinaca Ruushka.

Dowlaada Finland ayaa maanta oo Sabti ah xirtay afar barood oo ku yaal xadka ay la wadaagto Ruushka iyadoo ay Helsinki.

· xaaji on November 18 2023 · Read More · 54 Reads ·Print

Madaxweynaha Somaliland oo golayaasha sharci dajinta u gudbiyay go'aankii odayaasha dhaqanka.

Madaxweynaha Somaliland ayaa si rasmi ah u sheegay in ay xukuumadiisu aqbashay go'aankii bahda dhaqanku ay ka gaadhay khilaafka doorashooyinka.

· ifraax on August 30 2023 · Read More · 113 Reads ·Print

Farmaajo: Waa waajib in laga qeyb galo dagaalka lagula jiro Alshabaab.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in laga wada qeyb qaato dagaalka Ciidamadda Qalabka sida ay kula jiraan kooxda Alshabaab.

· ifraax on August 30 2023 · Read More · 86 Reads ·Print

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay dablay dhawaan isku urursatay buurta Gacan-libaax.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay dablaydii dhawaan isku urursatay buurta Gacan-libaax ayaa sheegay in anay wax dhibaato ahi dhici doonin.

· xaaji on July 31 2023 · Read More · 100 Reads ·Print

Faysal Cali Waraabe oo Sheegay in Shir Muuse dalka lagaga bad baadinayo ha lagu dhawaaqo.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa kooxda dablayda ah ee dagtay buurta Gacan-libaax ugu baaqay.

· xaaji on July 31 2023 · Read More · 234 Reads ·Print

Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta mar kale dhegaysanaysa masuuliyiin loo haysto musuq maasuq.

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta mar kale dhegaysanaysa dacwadda loo haysto 4 eedeysane oo katirsan hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya.

· xaaji on July 31 2023 · Read More · 153 Reads ·Print

Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay soo gaaray waddanka Mareykanka.

Madaxweyna Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay soo gaaray waddanka Mareykanka ayaa billaabay olole uu ku doonayo in Soomaaliya.

· abdi on June 22 2023 · Read More · 85 Reads ·Print

Xero ku taalla Baardheere oo qaraxyo lagu weeraray Maanta.

Qaraxyo khasaare gaystay ayaa maanta barqadii lagu weeraray xero ciidamada lagu tababaro oo ku taalla degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

· xaaji on June 21 2023 · Read More · 146 Reads ·Print

Deni oo arrin khatar ah ku tilmaamay heshiiska ay Muqdisho.

Siciid Deni ayaa sheegay in aysan waxba ka qusaynin heshiiskii golaha wadatashiga qaranka ay ku gaareen magaalada Muqdisho.

· xaaji on May 30 2023 · Read More · 230 Reads ·Print

Guud ahaan Somaliland oo la billaabay Bixinta kaararka cod-bixiyeyaasha Doorashada.

Gudidda Doorashooyinka Somaliland ayaa ka daah-furay gobollada Saaxil iyo Sanaag mashruuca qaybinta Kaadhaadhka cod-bixiyeyaasha Somaliland.

· xaaji on May 30 2023 · Read More · 244 Reads ·Print

Biden iyo McCarthy oo baaq u diray xubnaha Congress-ka.

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo hoggaamiyaha Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Congaress-ka ayaa ku tirtirsiyey xubnaha labada xisbi ee Aqalka Congaress-ka.

· xaaji on May 30 2023 · Read More · 91 Reads ·Print

Madaxweyne Xasan Sheikh Dowladdu waxay soo bandhigaysaa malaayiin dollar oo laga xayiray Khawaarijta.

Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Xasan Sheikh maxamuud ayaa sheegay in lasoo bandhigidoono malaayiin dollar oo Alshabaab.

· abdi on January 30 2023 · Read More · 187 Reads ·Print

Mareykanka oo $10 milyan dul dhigay Macallin Ayman oo ka tirsan Al-Shabaab.

Dowladda Mareykanka ayaa 10 milyan oo dollar ugu yaboohday inay siin doonto cid kasta oo keenta xog hoggaamin karta in lasoo xiro ama dambi lagu helo Macallin Ayman.

· abdi on January 08 2023 · Read More · 129 Reads ·Print

Man arrested after deadly shooting at Columbus gas station.

A man accused of a deadly shooting at a gas station along Cleveland Avenue was taken into custody Saturday.

· ifraax on January 08 2023 · Read More · 281 Reads ·Print

Kevin McCarthy oo ku guuleystay afhayeenka Congress.

Kevin McCarthy oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa wareeggii 15-aad loo doortay afhayeenka Aqalka Congress-ka Maraykanka subaxnimadii hore ee Sabtida maanta ah kadib markii uu tanaasulaad badan u sameeyay.

· abdi on January 08 2023 · Read More · 151 Reads ·Print

Xarunta Akadeemiye-goboleedka Afsoomaaliga (AGA) oo laga furay Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelleh oo ilaa iyo shalay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta.

· abdi on December 29 2022 · Read More · 126 Reads ·Print

                                  cooltext-357147155164391.gif

 

 

                                              shdiririd.jpg    shmusftaf.jpg   shffa.jpg  gtgsatwsatw.jpg

                            18 May celebrates.

                                                                                p1020561.jpg   amay8.jpg   p1020752.jpg   

                                                                            Hakcers-ka                                               Google Map Somali                           Radio Hargeysa Mobile

                                                                      hakces.jpg   googlemaso.jpg  monnse.png

 

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>