Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Daawo Sawirada Xafladii Xisbiga WADDANI Laantiisa Seattle Washington.

Seattle (Hargeysa Online)Waxa caawa oo bishu tahay April/5/14 ka dhacday magaalada Seattle Washington ee USA xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo  lagu soo dhawaynayay Gudoomiyaha gudida arimaha debada ee xisbiga Waddani

DR MOHAMED OSMAN FADAL.
Xafladda waxa ka soo qaybgalay bulshada Reer Somaliland ee deggan Washington qaybaheed kala duwan oo rag iyo dumarba leh,dhalliyaro iyo madaxda Community Somaliland ee Seattle Washington.

img_0484-475x316.jpg

img_0502-475x316.jpg

img_0538-475x316.jpg

img_0547-475x316.jpg

img_0549-475x316.jpg


Waxa  madasha hadal ka soo jeediyey Gudoomiyaha xisbiga “laanta” Seattle Washington Mudane BASHIIR AHMED JAMA (MADADAAL) oo si qoto dheer uga hadlay taariikhda xisbiga, himilooyinka iyo mabaadiida guud ee xisbiga WADDANI,Gudoomiyhu waxa kale oo si faahfaafsan uga hadlay qorshaha xisbiga ee dhaw iyo qorsha xisbiga ee fog labadaba, waxa kale gudoomiyuhu ku dheeraaday waxyaaba xisbiga WADDANI ka turjumayo.

Waxa kale oo xafladda xisbiga WADDANI ka hadlay DR FADAL wuxuna  ku dheeraaday baahiyaha keenay xisbiga WADDANI ee ka mid yihiin: Qabyaalada soo noolaatay,Musuqmaasuqa dalka ragaadiyay,Caddaalad darrada dalka ku habsatay iyo arrimo badan oo la xidhiidha tabashada bulshada Reer Somaliland laga soo bilaabo lowyacdo illaa Laasanood,
Waxa isguna aad uga Hadlay Qoraaga Caanka Ah Cabdi Faarax Giire oo Xisbiga Kamid ahaa ilaa iyo intuu Ururka Ahaa Run ahaantiina aad uga Hadlay xaqaaqiga maanta dalkii ka jira
Aqoonyahan Mohamud Abdullah ayaa isaguna aad ugu hadlay maamul xumida dawlada siilaayo,,
Oday gaariye iyo abdi Maax ayaa iyaguna kalmado soo dhawayna halkaa ka yidhi
Waxa xafladda xisbiga WADDANI soo  gunnaanaday Xidhiidhiyaha Xisbiga WADDANI “Laanta” Seattle Mr Iid mahamed ibraahin oo ka hadlay mabaadiida guud ee xisbiga sida midnimada, horumarka,nabad iyo hirgelinta himilooyinka ummadda Somaliland hiigsanayso ee ay ugu horeyso Madaxbannaani taam ah iyo horumar dheelitiran oo dhinac walba leh,waxa kale oo Xidhhiyuhu ka hadlay in xisbiga WADDANI uu taagan yahay Caddaaladda ,Sinnaanshe ,Xoriyada, Waddaniyadda iyo danta guud ee dadka iyo dalka.

  By xidhiidhiyaha xisbiga
EID MOHAMED IBRAHIM
· xaaji on April 07 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>