Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Guddida Beesha Barriga Burco oo isku khilaafay Hogaan ku meel gaadh ah oo ay doorteen.

khilaaf ayaa soo kala dhex galay Guddida Beesha Barriga Burco, kaasoo salka ku haya Loolan adag oo loogu jiro cidii beesha Hogaamin lahayd.

iyadoo uu shalay shir Jaraa’id ku qabtay Abokor Cumar Aadan dibi oo ka mid ahaa Gudiga Beelaha Habar jeclo oo ay hore koox ka mid ah gudigaasi ay Gudoomiye ku meel gaadh ah ugu doorteen, isla markaana uu sheegay in uu xilkaas sii hayn doono inta ay shir Gudigu isugu iman doonaan ayaa hadana  qaar ka mid ah Gudiga ayaa iyaguna dhinacooda waxba kama jiraan ku tilmaamay gudoomiye nimada Abokor.

Mahad Maxmed Cawaale oo ka mid ah Gudida beeshaasi ayaa yidhi ”Gudoomiye waxa dooran kara ama ridi kara kow iyo toban xubnood, si kale oo wax lagu ridi karaa ama dooran karaa ma jirto, cid wax dooratayna ma jirto cid wax ridayna  ma jiro, arrinkanina waxaad moodaa in uu yahay arin shirqool ah oo laga shaqaynayo oo buuq beesha la dhexgalinayo, waxaan leeyahay dadka arinkaas wada oo Abokor ka mid yahay  maaha magacaaga in sidaas loo jiido ee ka noqo, xubnaha gudigana waa la hayaa qofku gudiga waxa uu kaga tagaa sharci cad, cidii wax doonaysaa ee xil rabtaa  ha timaado  mudadii loo qabtay waa bisha may shan iyo tobankeeda.

Maxamuud Maxamed Jaamac ayaa isna yidhi”Marka shir dhaco ee la fadhiisto ayaa go’aan laga soo saaraa laakiin muu dhicin ee laba nin oo kaliya ayaa fadhiistay oo shir ma dhicin masuuliyad wayn baa qofka qarankaas dhan gudi u ah saaran waa in la ilaaliyaa, Gudoomiye ku xigeenka ayaa wali xilkii sii haya oo ku sime ah xiligiisiina ma dhamaan.
Si kastaba ha ahaatee waxaa beryahan danbe isasoo tarayey Baaqyada iska soo daba baxayey ee Gudigani iska soo dab saarayeen, lamana garanayo khilaafkani halka uu sal dhigan doono iyo waxa uu dabada ku hayo, laakiin waxaa beryahan danbe la hadalhayay in khilaafkani ku salaysanyahay mid siyaasadeed oo salka ku haya xisbiyada siyaasada iyo dhinaca dawlada.

Ayaan maxamed cismaan.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

 

· ifraax on April 19 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>