Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Somaliland oo soo saartay Digniin ay ugu quus-goynayso Dad ay ku tilmaantay Qas-wadayaa.

Hargeysa(Hargeysa Online)War-saxafaadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland ayay xukuumadda Somaliland si adag ugu cadaysay in aanay aqbalayn isla maxaxaxamarkaana aanay jirin cid ku sandulayn karta in Kooxo ay ugu yeedhay Qaswadayaal iyo Nabad Diid in ay gudaha Somaliland ku qabtaan shirar ka dhan ah Qaranimada Somaliland.

War-saxaafadeedka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland waxa uu u dhignaa sidan

Qoddobka 10aad ee Dastuurka Somaliland wuxuu qeexayaa in ay Somaliland tahay Dal aqoonsan, kuna dhaqanta Axdiyada Qaramada Midoobay iyo Qaanuunka Dawliga ah. Waxaanay tahay Dal aaminsan in khilaafaadka Dawliga ah lagu xalilo dariiq Nabadeed iyo Wadahadal, waxaanay aaminsantahay dhawrista Soohdimaha Dalalka kale.

Sidaas darteed Somalailand marnaba Ogolaan mayso in lagu soo xad gudbo Soohdimaha ay la leedahay dalalka kale, mana dhacayso in dad qas-wadayaal ah oo Nabad diid ihi ay ku andacoodaan in ay gudaha Somaliland ku qaban doonaan shirar xaaraan ah oo aan Ogolaansho ka haysan Xukuumadda Somaliland, mana dhicin mana dhacayso in cid kale cadaadis ku saarto xoojinta dhaqdhaqaaqa maamul fidinta iyo sugida Nabad gelyada shacabkeeda meel kasta oo gudaha Somaliland ah.

Sidaa darteed, xukuumadda Somaliland waxay ka codsanaysaa dalalka jaarka ah, iyo ururada caalamiga ah inay ka digtoonaadaan gacansiinta abaabulka shirar ka dhan ah Qaranimada iyo Is-raacsanaanta Dhuleed ee Somaliland, iyo in ay Ixtiraamaan Soohdimaha Caalamiga ah iyo Qaranimada Somaliland, sida ay Somaliland u ixtiraamto una aqoonsantahay Soohdimaha Caalamiga ah.


Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· abdi on April 20 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>