Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Waligeenba Ma madaxda uunbaynu dhaleecayn?

Waddankastaaba waxa uu ku dhisan yahay maamul iyo kala dambayn, waxkastaana maamul iyo qof dadku ay ku daydaan oo haga ayaa loo baahanyahay Nabi Max/ed NNKHA waxa uu yidhi “Hadii laba qof xitaa aad tihiin midkiin maamul ha noqdo oo kakale ha hago” taas macnaheedu waxa weeyaan waxna bilaa maamul ma socon karayaan.

Maamulka ama madaxwaynuhu waxa uu masuul ka yahay dadkan uu xilka u hayo in uu ka war hayo caafimaadkooda, dhaqaalahooga , baahidooda iwm… Madaxwaynuhu wax uu leeyahay laamo ka soo jaba ama faracyo waayo madaxwaynaha oo kaliyaati waddanka oo dhan kama war hayn karo waa in uu helo qaar ka sii hooseeya .

Anigu Madaxwaynaha Somaliland Mudane Max/ed Max/uud Axmed Siilaanyo waa madaxwayne aan jecelahay kuma jecli qabyaalad oo damerayaguba meel ma wada daaqaan , kuma jecli waxyar oo uu mar isiiyay ooo imaba yaqaano laakin waxaan ku jecelahay waa Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland dadka shacabka ayaana soo doortay o u codeeyay waanan ku faraxsanahay waxyaabo fiican oo badana wuu qabtay.

Waxqabadkiisa waxa ka mid ah:

  • Wadada Barbara iyo hargaysa u dhaxaysa oo si wanaagsan loo dhisay
  • Wadada wajaale oo iyadana si wanaagsan loo dhisay
  • Wadada hargaysa iyo boorama isku xidha oo la samaynayo walaw ay yara kala dhimantahay
  • Wadada ceerigaabo oo la samaynayo
  • Wadada ugu wayn magaalada hargaysa ee madaxtooyada hormarta oo si wanaagsan lo dhisay
  • Madaarka hargaysa oo la dhisay lana wayneeyay
  • Sida wanaagsan ee ay Khaatumo ula wadaan hawsha ee ay u subo salaaxayaan walaalaheen
  • Sida wanaagsan ee ciidanka asluubta loo dhisay ee hadi ay rabshadi dhacdo ay uga hortagayaan iyo qalabkoogan fiican sida gaadhiyaasha 999

 

Waxbadan oo kale oo wanaagsanina way jiraan walaw aanan halkan kusoo koobi Karin , walaw waxyaabo khalkhaldan ama aan saxsanayn  waayo wax aan khalad lahayni ma jiro dadka oo dhamina way khaldamaan.

 

Qodobada waxa ku jir qaar aanu si toosa madaxwaynuhu u qabanin o ama wasiir qabtay ama cidkale oo dawlada ka tirsan, balse markan waxyar xumaadaanba waata la caayo Madaxwaynaha se markan wax wanaagsan dhaco maxa isaga loogu hambalyayn waayay ileen waa isagu dadka uu halkan u doortay ee uu keenay.

 

Hadii fooq halka laga dhiso oo fooqa lacaayo caydaasi toos waxay ugu socota ninkii engineerka ah hadii si qurux badan loo dhisana oo la’amaano amaantaasi toos waxay ugu socota ninka Engineerka ah.

 

Hadalkayga waxaan ku soo koobaya Madaxwaynaha aan soo dooranay markastaba hala tix galiyo oo aflagaadada hala ilaaliyo, hana la ixtiraamo waxan lagu soo qorayo website-ska waxa daawanaya dad badan oo aan jeclayn horumarkena iyo wax wada qabsigeena toona marka nacabka ha inoo jabinana

 

Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland ALLaw Daa

 

Happy 18/May/2014 23th Anniversary of Somaliland Independence

 

Caafimaad qab iyo rayrayn ale ha inagu gaadhsiiyo

 

Khaalid C/qaadir Sahal

www.facebook.com/khaaalid

khalidcsahal@live.com

· xaaji on April 23 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired