Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Qarax Miino oo Ciidamo ka tirsan AMISOM lagula eegtay Kismaayo.

Qarax xooggan oo nooca miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa gudaha magaalada Kismaayo lagula eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Brundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Jubooyinka. Qaraxan ayaa ka dhacay xaafadda shaqaalaha gaar ahaan waaxda V-afmadow, waxaana lala beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM, waxaana qaraxaasi uu sababay qasaarooyin soo gaaray dad rayid ah. Illaa hadda inta la ogyahay sideed qof oo rayid ah ayay dhaawacyo halis ah kasoo gaareen, kuwaasoo isugu jira kuwo ku dhaawacmay firirkii ka dhashay qaraxa iyo qaar kale oo ay haleeshay rasaastii ay fureen ciidamadii qaraxa lala beegsaday. Gaadiidkii uu qaraxa haleelay ayuu burbur kasoo gaaray qeybta danbe, waxaana daqiiqado kadib halkaasi gaaray madaxweeyne kuxigeenka 1-aad Mudane C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, wasiirro ka tirsan maamulka Jubba iyo saraakiil ciidan. Madaxweeyne kuxigeenka 1-aad iyo wafdigiisa ayaa warbixinno ka dhageeystay saraakiishii AMISOM ee halkaasi ku sugnayd, waxaana sidoo kale ay booqdeen isbitalka guud ee magaalada Kismaayo halkaasoo la dhigay dadkii ay waxyeelada kasoo gaartay qaraxa. Booqashada ka dib ayaa waxaa warbaahinta la hadlay afhayeenka maamulka Jubba C/naasir Seeraar Maax, waxa uuna sheegay in qaraxani uu sababay dhaawac soo gaaray sideed qof oo rayid ah. "Sideed qof ayaa ku dhaawacantay qaraxa, todobo waxa uu firir kasoo gaaray qaraxa, mid kalena waxa haleeshay rasaastii ay fureen ciidankii la weeraray," ayuu yiri afhayeenka maamulka Jubba C/naasir Seeraar Maax. Weerarkan ayaa kusoo beegmaya xilli ammaanka magaalada Kismaayo si weyn loo adkeeyay islamarkaana uu soconayo wejigii labaad ee shirweeynihii dib u heshiisiinta Jubooyinka.

Hargeysa Online.

· abdi on September 20 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>