Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Soo Dhoweyntii Masuliyiinta Ugu sarraysa Xisbiga UCID ee Burco .

Weftigan ayaa Dadweyne iyo Gaadiid tiro badani kaga hortageen Degaanka Qoyta oo 20.KM Dhinaca Waqooyi ka xigta Magaalada Burco, waxana weftigani loo soo Galbiyey Dhinaca Magaalada Burco, iyadoo lagu soo wareejiyey jidadka halbowlaha u ah magaalada, waxaana ay markii danbe Xadhiga ka jareen Xarumo iyo Xafiisyo Cusub oo Xisbigu ku yeelan doono Gobolka Togdheer.

Guddomiyaha XisbigaUCID ee Gobolka Togdheer Adan Xuseen Tuur iyo G/kuxigenka hore ee Gobolka Togdheer Guled Dahir Samatar oo hadalo kooban ka jeediyey Barxadda hore ee xarunta xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer ayaa weftiga guddomiyaha ku soo dhoweyey Magaalada Burco, Waxana ay tilmaameen in Taagerayaashi xisbiga oo

baaxad leh ay meel walba tuban yihiin saka, iyago sido kale xusay in xisbiga UCID yahay ka keliya ee maanta dalka badbaadin kara, maadaama bay yidhaahdeen xaalad adag iyo maamul xumo baahsani ka jirto waddanka.

Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Ali Warabe oo isna Barxadda hore ee Xarunta Xisbiga kula hadlay Boqolaal Taageerayaashi Xisbiga ah ayaa si weyn u ammaanay Magaalada Burco iyo Shacabka Gobolka Togdheer, waxa uuna ka sheekeeyey waxyaabaha wanaagsan ee Gobolku ku suntahay iyo inay Burco tahay halkii lagu dhisay lagagana Dhawaaqa Gooni isu taagga Qaranka Somaliland.

Guddomiyuhu wuxu tilmaamay in maalmaha ay joogaan ay Shacabka la kulmi doonaan, isla markaasna ay wax badan ka wada hadli doonaan, wuxu kaloo xusay in Dalku u baahan yahay Badbaado iyo maamul wanaagsan oo ummada wada deeqa.

Murashaxa Madaxweyne iyo Madaxweyne kuxigenka Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamal Ali Husein iyo Abdirashid Hassan Matan oo iyaguna Dadweynaha la hadlay ayaa tibaaxay in Xisbiga iyo Shacabkuba diyaar u yihiin Doorasho xor ah oo Dalka ka dhacda, iyagoo shacabka reer Togdheer na ku ammaanay Soo dhoweynta aan loo kala hadhin ee ay kala hor yimaaden illaa qoyta, iyagoo xusay in Reer Burco lagu yaqaan oo ay caan ku tahay soo dhoweynta, maamuuska iyo Xamaasadda, Waxay sido kale tilmaameen in Xisbi ahaan iyo shacab ahaan ba aanay raali ka ahayn Habacsanaanta Ka muuqata in Doorasho la qabto xilligeeda.

Muj. Cali Gurey oo isna si gaar ah Warbaahinta ugula hadlay Hotel Cigaal ee magaalada Burco ayaa tilmaamay in Xukuumaddu tumanayso Daasado Madhan isla markaasna Belaayo aan dalka oolin kuna soo socon raadinayso, wuxu sheegay in Doorashadu xilligeedi dhici karto wax qabyo ah oo maanta looga shakiyo inay doorashadu dhici waydona meesha oolin.

Muj.Cali Gurey ayaa sido kale tilmaamay in wax walba diyaar yihiin oo xaal xaal yar uun u hadhay, balse aanay jirin wax weyn oo inaga maqan wakhtiga inoo hadhay oo 8 Bilood ahina inagu filanyahay loona baahanyahay in Labada Doorasho ee Wakiilada iyo Madaxtooyada la qabto Bisha June ee Sannadka Soo socda sida Xeer no 37 uu dhigayo, Cali Guray ayaa sharaxay Duruufaha aanay Doorashooyinku ku dhici Karin ee dib u dhigi kara, waxanu tilmaamay in dhammaan duruufahaas oo dhami aanay dalka ka jirin, isal markaasna madaxweynuhu afkiisa dhowr jeer ka caddeeyey inaanu maalin dib u dhigayn inay dib u dhacdona ogolayn, laakin bu yidhi ay jiraan Dad madaxweynaha tashuush ku furaya , kuwaso uu u bixiyey Duryama, isla markaasna uu ku tilmamay inay madaxweynaha been u sheegayaan ooa y uga sheekaynayaan Doorasho dhici mayso iyo wakhtigu inaguma filna, isla markaasna iyagu raadinayaan bu yidhi wax aanu madaxweynuhu doonayn.

Waa Markii u Horeysay ee Wefti Miisaankan leh uu Gobolka Togdheer yimaado, laga soo Bilaabo wakhtiigii uu xisbinimada usoo Gudbay mar 2aad Xisbiga UCID, iyagoo sheegay in weftiga qaarkood ku dhowaad week gobolka joogi doonaan, kana qaybgali doonaan xaflado loo dhigayo Arday ka qalinjabinaysa Jamacadda Burco, iyo Xuska Shuhadada SNM oo ku began 17 October.

 

img_1755.jpg

img_1773.jpg

img_1792.jpg

img_1818.jpg

img_1855.jpg

img_1893.jpg

img_1964.jpg

img_1993.jpg

img_1997.jpg

img_2007.jpg

img_2017.jpg

img_2035.jpg

img_2052.jpg

img_2065.jpg

img_2088.jpg


Ayaan maxamed cismaan.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· abdi on October 13 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired