Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ma jiro ruux la-taliye ii ah oo Xiriir la leh Al-shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxmuud ayaa sheegay inuusan jirin ruux la-taliye u ah oo xiriir la leh Al-shabaab, hubka dowladdana u weeciya, isagoo sheegay in ruuxa eedeyntan loosoo jeediyay uusan la-taliye u ahayn. Guddiga daba-galka cuno-qabteynta hubka ee saaran Somalia iyo Eritrea ayaa warbixin ay dhawaan soo saareen ku sheegay in nin lgau magacaabo, Muuse Xaaji Maxamed Ganjab oo la-taliye u ah madaxweyne Xasan Sheekh uu xiriir dhow la leeyahay Al-shabaab, hubka dowladdana gacanta u geliyo. “Ninka aad ku magacowday Muuse la-taliye ii ah, mana jiro ruux ka mid ah la-taliyeyaasheyda oo xiriir la leh Al-shabaab, waan been in hubkeenna loo gacan-geliyo Al-shabaab,” ayuu madaxweyne Xasan u sheegay Reuters. Sidoo kale, madaxweyne Xasan ayaa u sheegay Telefishinka France 24 in uusan aamin-sanayn in eedeyntaas ay ka timid hay’adaha Qaramada Midoobay, balse ay kuwo si gaar ah loo sameystay. Muuse Ganjab ayaa isaguna dhankiisa horay u beeniyay inuu wax xiriir ah la leeyahay Al-shabaab, isagoo eedeynta loosoo jeediyay ku tilmaamay mid la been abuuray, waxaana ganacsadahan oo dhalashada Canada haysta uu ku sugnaa sannadihii u dambeeyay Soomaaliya. “Waxaan jeclaan lahaa in baarayaasha Qaramada Midoobay ay cadeeyaan in Muuse uu weligiis ka mid noqday saraakiisha xafiiskeyga,” ayuu sidoo kale u sheegay madaxweyne Xasan Sheekh France 24 TV. Kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan daba-galka hubka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa warbixin sannadkan ay kasoo saareen Soomaaliya ayaa waxay ku sheegeen eedda loosoo jeediyay Muuse Ganjab, musuqmaasuqa baahsan ee dowladda Soomaaliya ka dhex-jira iyo in hubka dowladda lagu iibiyo laba suuq oo ku yaalla Muqdisho. “Haddii ruuxan uu qalad sameeyay waa mid isaga u gaar ah… balse waxaan idiin caddeynayaa in labadii sano ee aan xafiiska joogay aanu jirin ruux lagu magacaabo Muuse oo ka mid noqday xubnaha ka shaqeeya xafiiskeyga,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh. Eedeyntan ayaan ahayn tii ugu horreysay oo guddigan ay u soo jeediyaan madaxweynaha Soomaaliya iyo xubno ka tirsan dowladda, iyagoo horay ugu eedeeyay in madaxwehnaha, wasiirraddii arrimaha dibadda ee Somalia iyo shirkad Mareykan ah ay la lunsadeen hanti uu leeyahay Qaranka. Inkastoo ay eeddaas iska fogeeyeen. 

 

Hargeysa Online

· abdi on October 18 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>