Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Jaaliyada Columbus oo 150,000 oo doollar ugu deeqay Jaamacada Galguduud.

Xafladdan dhaqaalaha loogu ururinayay Jaamacadda Galguduud ee ka dhisan magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galguduud ayaa waxaa ka soo qayb-galay aqoonyahanno, culummaa'uddiin, ganacsato iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada Jaaliyadda gobolka Ohio.

Xafladda oo ahayd mid si weyn loosoo agaasimay ayaa waxaa ka hadlay Aqoonyahano,iyo culumaa’uddiin ku dheeraaday ahmiyada ay waxbarashadu iyo aqoontubu u leeyihiin Nolosha Aadanaha ayagoo carabkana ku adkeeyay taageerida Jaamacada G/guduud.

 



Boqolaal jaaliyada reer Columbus ah oo soo buux dhaafiyay goobta dhaqaalo aruurinta ayaa u riyaaqay talaabada lagu doonayo in lagu dhiso dhisme ay leedahay Jaamacada Galgaduud University oo dhismaheeda lagu sheegay in uu ku kacayo aduun dhan Hal Milyan ($ 1000,000) oo doolarka Maraykanka ah, lakin Howl wadeena qorshaha dhismaha Jaamacada ayaa xusay in wajiga hore ama dhismaha ugu horeeya uu ku kici doono dhaqaalo lacageed oo dhan, ($ 750,000) oo dolar.

Arrintan markii ay soo bandhigeen waxay si weyn u taabatay jaaliyada Ohio oo aad ugu istaagay isla markaana soo bandhigay Taageeradoodii ugu xooganayd oo ay jaamacada la garab istaagaan waxayna isla goobta ku balan qaadeen bixinta lacag dhan Boqol iyo Konton Kun iyo Todobo boqol ($ 150,700) , iyaga oo balan qaaday in ay sii wadi doonaan bixinta dhaqaale kale marka looga bahdo.

Xafladda oo ay ka hadleen Masuuliyiin ay ka midyihiin Wasiirkii hore ee waxbarashada Dr. Abdinur Sheikh Mohamed, Taliyihii Ciidanka Xooga dalka, Gen. C/qadir Sheikh Ali Diini, Safiirkii hore ee somalia ee dalka Maraykanka, Amb. Abdirkarim Omar, Abwaanka caankaa ee Kabiirka Kooxda Qaylo dhaan

Abdi Shire Jama Ciyaarjecel, oo xafladan darteed uga yimid xarunta Somalia ee Muqdisho iyo masuuliyiin kale ayaa hadalo dhiirogalin iyo taageero isugu jiray ka jeediyay xaflada, iyaga oo uga mahadceliyay dadaalka isku dayeed ee jaamacad dhidibada loogu taagay.

Xafladan waxaa lagu soo bandhigay Sheekooyin, Gabayo, Riwaayado, Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, halka dad dhawaan ka soo laabatay Soomaaliya gaar ahaan C/waaq ay ka sheekeeyeen nolosha iyo isbadalka adeegyada Bulshada ee deegaanka.

Jamacadda Galgaduud University oo hada howlgasha waxa ay ardada oo dhan 208 ay ku dhigtaan Dhismayaal Kiro ah, iyada oo dadka magaalada C/waaq ay balan qaadeen in kaalintoodana ay qaadan doonaan.

 
Deeqo Aadan Shire, OHIO
deeqosonna@gmail.com 

 

· ifraax on December 01 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>