Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maalinta Aids-ka Aduunka oo Somaliland laga Xusay.

Hargeya(Hargeysa Online)Waxa Magaalada Hargeysa Laga Xusay Maalinta Aids-ka Aduunka oo ah maalin loo asteeyey in Guud Ahaanba Caalamka laga Xuso Maaalintan oo ku began 1-da Bisha 12aad ee Sanad Walba, Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay Hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa oo uu Soo qaban qaabiyey Komishaka Xakamaynta Aids-ka ee SOLNAC.

 



Munaasibadan ayaa waxa ka soo qayb galay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic, Wasiiro, Saraakiil ka kala Socotay Ha’aydaha UN-ta iyo kuwa Komishanka kala Shaqeeya Hawlaha la Dagaalanka Aids-ka, Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Marti sharaf kale.
Agaasimaha Komishanka Aids Cabdi Cali oo ugu Warbixintii Sanadkan ka Jeediyey Munaasibadaasi ayaa waaxa uu ydhi “maanta waxaynu halkan u Joognaa Xuska Maanlinta AiDS-Ka Aduunka sanadkan 2014-ka, kaasi oo aynu Sanad walba Xusno, sanadkan waxay Daarantahay laba arimood. In xanuunkan laga hortago iyo sidii Xuquuqdooda loo daryeeli lahaa Dadka Xanuunka la nool oo laba u sii qayb san qaar is og iyo qaar aan is ogayn, Xanuunka HIV/AIDS- waxa qaba qiyaas ahaan 1% Boqolkiiba kow dadka reer Somaliland.” Ayuu yidhi Cabdi Cali


Agaasimaha Oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu intaasi ku daray “Dadka Reer Somaliland ee Dawada loo Bilaabay waa 1879, waxa kale oo Jira Dad uu Difaacoodu Adag yahay oo aan wali loo bilaabin oo ay tiradoodu gaadhayso 2999 qof, Dawooyinka waxa laga bixiyaa Afarta Cisbital ee waaweyn ee wadanku leeyahay sida Cisbitaalka Guud ee Hargeysa, ka Berbera Ka Burco iyo ka Boorama waxa kale oo aan u mahad naqayaa Degmooyin iyo Gobolo nagala Qayb Qaatay Sanadkan Halku Dhigeenu waa DAWADA HALA QAATOTO, waxa imika la gaadhay heer Qofka Dawada qaata Xataa hadii laga baadho aan laga helayn.” Ayuu yidhi Cabdi Cali


Dhinaca kale Wasiir ku xigeenka Cafimaadka oo ka Hadashay Munaasibadaasi ayaa ka waran tay Xanuunka AIDs-ka waxaanay Sheegtay inay Sasaarada Caafimaad Dawada Xanuunkan Gaadhsiisay Guud ahaanba, iyadoo Xustay inay Dawada waxbadan ka tarayso oo la gaadhsiiyey heer aany hooyadu u gudbin Karin ilmaheeda.

Madaxaweyne ku xigeenka Somalilana ayaa isaguna ka hadlay Xuska Malinta AIDs-ka Aduunka waxaanu ka waramay Qorshaha Xukuumada eek u aadan Xakamaynta Xanuunka AIDs-ka “waxaanu maanta idiin haynaa war farxad leh oo ah in Dawada Xanuunkan lagu Daweeyaa ay karti u leedahay inay Baabiiso, taasi oo ay adagtay in qof kasta oo qaata laga helo xanuunkan hadii la baadho, waxa kale oo dawadani suurto galisay inuu jidhku isaga difaaco Xanuunada kale, taasi macneheedu waxa weeyaan in dadka la nool xanuunkan ay noloshu u dheeraato, waana rajo ku dhaw hadafkii ahaa in laga guulaysto AIDs-ka” ayuu yidhi Madaxweyne ku xigeenka Somaliland.

Waxa kale oo halkaasi Khudbado ka Jeediyey Saraakiil ka kala socotay Hay’adaha Komishanka AIDs-ka kala shaqeeyey Xakaynta xanuunkaasi, Ururada Bulshada Rayidka ah ee Bulshada ka wacyi galiya iyo Xubno ka dirsan Masuuliyiinta Wasaarada La shaqeeyey Komishanka Xakaynta AIDs-ka ku waasi oo dhamaantoo soo Jeediyey Bulshada Reer Somaliland-na ugu Baaqay inay Qaataan Dawada.


Dhinaca Kale War saxaafadeed uu Soo Saaray Komishanka Xakamaynta Aidska ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-

 

 

 

Ayaan maxamed cismaan.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· ifraax on December 01 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired