Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dhalinyaro Khasaare u Geystay Xaflada Waddani.

Hargeysa(Hargeysa Online) Dhalinyarado Boqolaal ah oo la Soo Abaabulay ayaa Weerar Culus ku Qaaday Xaflad Xisbiga Waddani Maanta ku lahaa Hotel Crown oo loo qabtay Masuuliyiin ku Biirayey Xisbigaasi oo ay ka mid yihiin Marwo Faadumo Siciid iyo Guddoomiye Ku-xigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland Cali Kubad.

Munaasibadaasi oo Gabogabo ku dhaweyd ayaa waxa Mar kale Weerar ku soo qaaday Dhalinyaro u muuqtay qaar la soo abaabulay kuwaasi Dhawacyo Culus u geestay Haween iyo Dhalinyaro ka mid ah taageeryasha Xisbiga Waddani, kuwaasi oo la Arkayey Dhiig ka qulqulayey Madaxooda oo ka dhashay Dhagaxii Sidda Roobka ugu soo dhacayey Hotelka, waxa kale oo la Jajabiyey in ka baddan 50 Gaadhi oo ay lahaayeen Masuuliyiinta iyo Taageerayasha Xisbiga Waddani waxa kale oo iyana la jajabiyey Baabuurtii Saxaafada Madaxbaanan ee ka Qaybgalay Munaasibaadasi oo yaallay Barxada Hore ee Hotelka iyo Gudahaba, Dhalinyaradan oo muddo Sacado ka baddan dhagaaxan Sidda Roobka kaga dhigay Dadkii Hotelka ku jiray ayaa ciidina u soo Gurman waxana inta baaddan in Hotelka Gudaha u soo gallan ka Horjoogay Ilaalada Hotelka oo Xabbado Goos Goos ah ku riidayey DadKaasi la soo Abaabulay.

Taageeryashii Xisbiga Waddani ayaa Muddo Sacado ah markii lagu horjoogay Hotelka ayna Arkeen in Naftoodii iyo baabuurtoodiiba Khasaare la Gaadhsiiyey waayeen cid Ciidanka Booliska oo u soo Gurmata ayaa Waxa isku abaabuleen in ay iska Celiyaan Dhalinyaradii soo Weerartay iyaga oo Markii Danbe Xoog kaga saaray Hotelka isla markaan ka foogayey Goobtii Hotelka dhalinayradii ayaa iska cararay goobtii iyada oo aan ciidna aan laga qabban khasaare naf iyo maallehan gaadhsiiyey.

Si kasta ahaateen illaa hadda waxaan la garnay Waxay Boolisku uga muquurteen weerarkaasi lagu sooqaaday Xisbiga Waddani.


Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· ifraax on December 05 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>