Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Puntland iyo Al-shabaab oo Mar kale ku Dagaallamaya Galgala.

Ciidanka Puntland iyo xoogagga Al-shabaab ayaa ku dagaalamaya maalintii labaad buuraleyda Galgala ee gobolka Bari oo u ahaa fariisimo Al-shabaab, iyadoo la sheegayo in dagaallada maanta ay aad uga xooggan yihiin kuwii shalay.

 

Suxufiyiin ku sugan Puntland ayaa soo sheegaya in dagaalladan ay si xoogan uga socdaan buuraha Galgala, kaasoo billowday saaka aroortii, kaddib markii ay ciidanka Puntland weerar ku qaadeen saldhigyo ay Al-shabaab ku lahayd buurahaas. Maamulka Puntland ayaan weli ka hadlin khasaaraha dagaalkan ka dhashay, iyado wararku ay sheegayan in dagaalka maanta uu khasaare nafeed oo aad u fara badan geystay, inkastoo aan si rasmi ah loo khasaaraha dagaalkan ka soo gaaray labada dhinac. Goobjoogayaal ku sugan degmada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in isbitaalka guud ee magaaladaas lasoo gaarsiiyay dhaawacyada ciidammo ka tirsan kuwa Puntland, kuwaasoo tiradooda ay ku sheegeen shan askari. Dagaalkan ayaa daba-socda dagaal culus oo shalay Puntland iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaannada buuraleyda ah ee Gal-gala, iyadoo saraakiisha Puntland ay sheegeen inuu ka mid yahay kuwo ay ku doonayaan inay Al-shabaab kaga saaraan buuraleyda Galgala. Al-shabaab weli kama hadlin dagaalkan, iyadoo xoogagga Al-shabaab ay tan iyo sannadkii 2010-kii kula dagaalamayeen maamulladii Puntland Galgala oo ahayd saldhigga ugu weyn ee ay kooxdaas ku leedahay Puntland.

Hargeysa Online

 

· abdi on January 06 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>