Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Hirgaliyay Mashariic Horumarineed Degmoyinka Baki iyo Dila ee Gobolka Awdal.

wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha jamuuriyada Somaliland ayaa maanta soo gaadhay gobolka Awdal.
Waftigan ayaa markii ugu horaysay, waxa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dila waxana ay kulan la yeesheen maamulka iyo duqayda degmada Dila, halkaasi oo markiiba uu madaxwaynuhu dhagax dhigay, jidka isku xidhi doona magaalada Dila iyo Baki.
Kadib waxa waftiga madaxwayne Siranyo oo ay wehelinayeen wasiiro ka tirsan xukuumadiisu ay u baqooleen dhinaca deegaanka degmada Baki ee gobolka Awdal. Waxana waftiga madaxwayne Siranyo oo marayay jid aad u dhibadan kaasi oo caqabad wayn ku ahaa gaadiidka iyo dadka .

Video.

Markii ay soo gaadheen degmada Baki ayaa waxa ay ku nasteen guriga martida ee degmada iyo dawlada hoose. Munaasibad balaadhan oo halkaasi lagu qabtay ayaa waxa ka hadlay maamulka degmada Baki, warbixin kooban oo uu madashaasi ka jeediyay maayerka Baki Yuusuf Maroore ,ayaa tilamaamay waxqabadka xukuumada Kulmiye ay u qabteen deegaanada degmada Baki hoos yimaada, waxaanu xusay in mudadaasi xukuumada Kulmiye jirto laga hirgaliyay degmada mashaariic biyo galineed iyada oo magaalada Baki , iyo tuulooyinka Ruqi iyo Cali Xaydh maanta ay helaan biyo qasabada , dhinaca horumarinta beeralayada waxa uu maayerku sheegay in ugu yaraan 200 beerood oo beeraha biyaha ah ee dooxa loo qaybiyay mishiinada Biyaha. Waxana gabagabadii uu maayerku ka codsaday xukuumada in saldhig bilays loo dhiso degmada maadaama saldhigii hore uu dumay oo hada lagu xidho dadka guri qof shicibku uu leeyahay.
Dhinaca kale madashaashi ayaa waxa kale oo ka hadlay salaadiinta dhaqanka ee gobolka Awdal , iyada oo aad ay ugu kala gadisnaayeen salaadiintu arimaha amaanka iyo shirwaynaha beelaha gada buursi ee ay hore ugu baaqeen .
Wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland Cali Maxamed Waran Cade,oo maunaasibadaasi ka hadlay ayaa ku balan qaaday in degmada baki ay wasaarad ahaan u kordhinayaan tirada ciidanka bilayska iyo gaadiidka.
Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Cali Xaamud Jibriir, waxaanu tilmaaamay in shiqaaqadii ka jirtay deegaanka macdanta ee Siioodo ay soo afjarantay isla markaasina ay isla fahmeen xukuumada iyo dadka deeegaanku habka looga faaiidaysanayo mashruucaasi.
Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Xaaji Cali ayaa isaguna ka mahad celiyay soo dhawaynta qiimaha leh ee loo sameeyay waftiga madaxwaynaha isaga oo xusay in degmada baki hada ay xukuumadu ka bilaabi doonto wadooyin isku xidhaya Baki iyo D

Hargeysa Online.

· abdi on January 16 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired