Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wafdi uu hoggaaminayo RW Somalia oo Maanta gaaray degmada Dhuuso-mareeb.

Wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa goor-dhow gaaray Dhuuso-mareeb oo ah xarunta gobolka Galguduud. Iyadoo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen mas’uuliyiin uu ka mid ahaa wasiirka difaaca Somalia.

Xubnaha safarkan ku wehliya RW Somalia ayaa waxaa ka mid ah labada gole ee dowladda Soomaaliya, saraakiil ciidan iyo xubno kale, iyadoo la geeyay hoolka shirarka ee Dhuusa-mareeb, halkaasoo uu ka socdo shirka dib-u-heshiisiinta dadka dega gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Ra’iisul wasaare Sharma’arke iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa inay kulammo la yeeshaan mas’uuliyiinta iyo odoyaasha dhaqanka gobolka Galgaduud, si loo dadajiyo shirka dib-u-heshiisiinta ah ee degmadaas ka socda iyo in laga wada-shaqeeyo maamul u sameynta gobollada dhexe.

Guddoomiyaha gobolka Galguduud ee dowladda Somalia, Xuseen Cali Wehliye Cirfo ayaa sheegay in socdaalka ra’iisul wasaaraha Somalia uu la xiriiro sidii ay wax badan uga ogaan lahaayeen shirka dib-u-heshiisiinta gobollada dhexe.

“Wafdiga ra’iisul wasaaruhu waxay u yimaadeen sidii shir dib u heshiisiinta ah ee socda ay wax uga ogaan lahaayeen, shirkaasoo 10-kii bishii Jannaayo ee sanadkan uu degmadaas ka furay  magaalada Dhuuso-mareeb,” ayuu yiri Cirfo.

Sidoo kale, Xuseen Cali Wehliye wuxuu xusay in ra’iisul wasaraha Somalia uu laba casho ku sugnaan doono gobolka Gal-guduud, qorshaha socdaalkiisana ay ka mid tahay sidii wax looga qaban lahaa colaadihii degmada Guriceel oo ay dhibaatooyin badan ka dhasheen.

“RW Soomaaliya waxaan kala hadli doonaa sidii nabadgalyo loogu soo celin lahaa Guri-ceel, kaasoo ah qodobka noogu mihiimsan ee aan ra'iisul wasaaraha Somalia iyo wafdigiisa kala hadlii doono,” ayuu hadalkiisa ku daray Xuseen Cirfo.

Ugu dambeyn, guddoomiyaha gobolka Galguduud ayaa ka hadlay ciidamo ka socda dalka Jabuuti ee qaybta ka ah AMISOM oo maanta degmada Dhuuso-mareeb gaaray, kuwaasoo uu sheegay inay qayb ka yihiin ciidamada amniga guud ee degmada sugi doona.

Si kasta ha ahaatee, gobolka Galguduud ayaa waxaa qaybo ka mid ah ka socday dagaallo, halka qaybo kalena uu ka socdo shir dib u heshiisiineed, iyadoo lagu wado in Sharma’arke uu tago degmada Guriceel ee gobolka Galguduud.

Hargeysa Online

 

· ifraax on March 07 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>