Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Shirkada Fly Dubai oo ha kisay duulimaadyo ay ka bilaabi lahayd garoonka Caasimada Hargeysa.

Hargeysa(Hargeysa Online)Shirkada Diyaaradaha Flydubai, ayaa ka hadashay Hakad ku yimi duulimaadyo ay hore u shaacisay inay ka bilaabayso Somaliland, gaar ahaan Madaarka Cigaal ee Hargeysa oo lagu waday inay Khamiistii dorraad soo cago-dhigato.
flydubaiMadaxa warbaahinta u qaabilsan shirkadda flydubai, Houda Al Kaissi, ayaa sheegtay inay si kooban u hakiyeen duulimaadkoodii Khamiistii ee Hargeysa, sababo la xidhiidha xagga Jad-walka shaqada awgeed.
Houda Al Kaissi fadhigeedu yahay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta oo shirkaddu ka hawl-gasho, ayaa Wariye ka tirsan Wargeyska Himilo oo wax ka weydiiyey sababaha baajiyey bilowgii duulimaadkooda Hargeysa oo hore u sheegeen inay shanta bishan saddexaad ee sannadkan oo Khamiistii ku beegnayd, waxa ay sheegtay inay dhowaan shaacin doonaan wakhtiga rasmi ah ee ay bilaabayaan duullimaadyadooda Hargeysa.
“Waxaan idiin sheegayaa in shirkada Flydubai si kooban u hakisay duulimaadkii ay ku iman lahayd Khamiistii Hargeysa, sababo la xidhiidha shaqada awgeed,” ayey tidhi Houda, waxaany intaas raacisay, “Xilliga uu bilaabmi doono duulimaadyadu wakhti aan fogeyn ayaa la shaacin doonaa.”
Shirkada Flydubai ayaa dabayaaqadii sannadkii hore shaacisay inay ku soo biiri-doonaan shirkadaha diyaaradaha ee isaga kala goosha Somaliland iyo waddamada Carabta, isla markaana ay duulimaadyadooda ugu horreeya ka bilaabi doonaan Garoonka Caalamiga ah ee Hargeysa 5-ta bisha March ee sannadkan oo ku beegnayd Khamiistii Dorraad.

Hargeysa Online.

 

· abdi on March 09 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>