Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Al-shabaab oo laba Macallin kasoo Afduubtay Degmada Mandheera ee G. Waqooyi-bari Kenya

Dabley ka tirsan Al-shabaab ayaa ka afduubay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya oo ku dhow xadka ay Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan laba macallin oo Keenyaan ah.

 

Guddoomiyaha Mandheera, Alex Nkoyo ayaa warbaahinta u xaqiijiyay labada macallin ee la afduubay, iyadoo aan la shaacin magacyada labada macallin ee la afduubay iyo goobta laga afduubay midna.

“Afduubku wuxuu dhacay 4:00 habeennimo ee xalay, baaritaan ayay ciidamadu ku wadaan falkan dhacay,” ayuu yiri Nkoyo oo intaas ku daray in labada macallin oo dhigayay dugsi dhexe aysan ahayn kuwo Mandheera kasoo jeeda, faahfaahin intaas ka badanna ma bixin.

Sidoo kale, warar ka madax-bannaan kuwa guddoomiyaha Mandheera ayaa lagu sheegay in labada macallin laga afduubay guryahooda, ayna kooxihii afduubay ay ula gudbeen dhinaca Soomaaliya.

Falkan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa maalmo kaddib markii kooxo ka tirsan Al-shabaab ay dileen guddoomiyihii deegaanka Carabiya, Mukhtaar Otieno, kaddib markii la siin waayay madaxfurasho lacageed oo ay dowladda Kenya ka dalbadeen.

Al-shabaab ayaa sannadkii hore ku dilay duleedka degmada Mandheera 28-qof oo u badan macallin, kuwaasoo ka tagay magaalada Gaarisa kuwaasoo kusii jeeday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Ugu dambeyn, Al-shabaab ayaa weli ka hadlin af-duubka magaalada Mandheera ee dalka Kenya loogu geystay xalay macalliniintan, iyadoo weli aysan madaxda Mandheera weli ka soo saarin warbixin ku saabsan halka ay macallintaasi ku dameeyaan.

Si kasta ha ahaatee, boqollaal macallin oo ka howlgeli jiray deegannada gobolka Waqooyi-bari sida Gaarisa, Mandheera iyo Wajeer isaga cararay; kaddib markii ay soo xoogeysteen weerarrada Al-shabaab ay ka geysanayso gobolkaas.

Hargeysa Online

 

· abdi on April 25 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>