Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Somaliland oo ogolaatay inay kasoo degi karaan Somalida ka Imaanaya Yemen.

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta fasaxday inay dadka qaxootiga ee ka soo cararaya dagaalka ka socda dalka Yemen iman karaan Somaliland, ka dib markii ay hore u joojisay inay qaabishi qaxootiga Soomaalida ee ka imanaya Yemen.

 

 

Sidaasna waxay ku Sheegeen Shir Jaraa’id oo ay Maanta ku Qabteen Magaalada Hargeysa, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka dib u dejinta, Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka iyo wasiir ku xigeenka arrimaha bulshadda iyo shaqadda.

Wasiirka dib u dajinta Somaliland, Cali Raygal ayaa isna sheegay inay dib u fasaxeen inay qaxootigaasi iman karaan magaalad Berbera, isla markaana waraaqo uga timid hay’adaha qaxootiga qaabilsan u ballanqaadeen inay dadkaasi gaadhsiin doonaan deegaanadoodda.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Waran Cadde ayaa sheegay inay dib u furtay inay dekada Berbera ka soo degaan qaxootiga Soomaalida ah ka soo qaxaya Yemen, waxaanu xusay inay sidaasi isku afgarteen hay’adaha Qaramada midoobay u qaabilsan Qaxootiga UNHCR iyo IOM, kuwaas oo ballanqaaday inay u rari doonaan qoys waliba deegaankiisa.

Si kastaba ha ahaatee, Dadweynaha Reer Somaliland ayaa intooda badan ka Xumaadeen markab ay saarnaayeen dad maati ah oo ka soo cararay Dagaalka Yemen oo muddo lagu hayey markab dushii, taas oo dadweynuhu aad uga xumaadeen.

Shacabka Somaliland ayaa goobaha dadweynuhu ku Kulmaan ku Hadal hayey Dadkaasi markabka dushii lagu hayey ee ka soo cararay Dagaalka Yemen, iyagoo Xukuumadda ku dhaliilay in dad masaakiin ah diido inay wadanka soo galaan.

Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin oo ka mid ah Salaadiinta Reer Somaliland ayaa ka Damqaday Dhibaatooyinka dadka Qaxootiga Somalia ee dagaallada Yemen kasoo cararaya ee caqabadda kala kulmay Dekadda Berbera marka ay soo gaadhan.

"Anigo ah Suldaan C/raxiin Saxardiid Kaahin waxa aad uga xumahay dadka qaxoontiga ha ee bada Somaliland ku sugan ee sida foosha xun loola dhaqmay iyo markabka kuso xidhey Dekadda Berbera ee loo diidey Dadkii Matida Jilicsani ahaa in ay kasoo Dagaan Waxaan leeyahay oo aan Xukuumadda Somaliland u soo jeedinayaa in sida ugu dhaqsiyaha badan dalka loo diidin wixii qaxooti ah ee imanaya, Waxan leeyahay reer Somaliland-now xaaladan ay ku sugan yihin dadkan qaxoontiga ahi waa xaaladihii aad soo marteen,ee aad garanaysan dhibteeda,mana aha in dhibatadii ina soo martay oo kale aan walaladeen ku eegno."ayuu yidhi suldaan Saxardiid oo ka mid ah madax dhaqameedka ka xumaaday in dad soo qaxay lagu hor joogsado dekadda Berbera.

Sidoo kale, Qaar ka mid ah Cuqaasha Reer Berbera iyo dadka shacabkaba waxay go’aanka xukuumaddi ku joojinaysay qaxootiga ku tilmaameen mid khalad ah oo bani’aadanimadda ka baxsan.

Hargeysa Online

· abdi on May 31 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired