Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne Siiraanyo Xil weyn baan iska saaraynaa inaan Dadka Qoxootiga.

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo safar ku jooga degmada Berbera ayaa maanta booqday goobta ay degen yihiin qaxootiga ka soo cararay dalka yemen ee lagu hayo magaaladda Berbera.



Madaxweynaha ayaa shacabka iyo cid kasta ku booriyey inay qaxootigaasi wax lala qabto, isla markaana Ruux Waliba Deegaanka uu doonayo sidii loo gaarsiin lahaa, isagoo Xusay in xukuumaddii ka qaybqaadan doonto in qaxootiga Soomaalidda ah mid walba la geeyo deegaankiisii.

“Aad iyo aad Baanu u soo Dhaweynaynaa Qoxoontiga Dalkayaga yimid ee kasoo Cararay dhibaatooyinka Yemen, waajib bay nagu tahay oo waa xil na saaran, xil weyna waanu iska saaraynaa inaanu dadka qaxoontiga ah soo dhaweyno, oo u ambabixino guryahoodii wixii aanu u qaban karana u qabano, waxaanu kala hadhaynaana ma jiro, Allena ha inagu garab galo” ayuu yidhi Madaxweyne Siilaanyo.

2015531635686708006388654dsc_0194.jpg

2015531635686707432875999dsc_01461.jpg

2015531635686707664810409dsc_0183.jpg

2015531635686707807218526dsc_02241.jpg

2015531635686708006388654dsc_0194.jpg

2015531635686708141294553dsc_0149.jpg

2015531635686708299477178dsc_0174.jpg

2015531635686708488861813dsc_0221.jpg

 

Sidoo kale, waxa warbixin madaxweynaha ka siiyey wasiirka Dib u dejinta Cali Raygal oo sheegay inay xaruntani uu madaxweynuhu booqday tahay meel lagu nasiyo marka dekadda ka soo degaan, isla markaana qof kasta la geeyo halka uu doonayo, isla markaana aanu ka Ambabixinno Somaliland Dadka Deegaannada kale ku Socda.

Wasiirka ayaa sheegay inay dhawr kun oo qof ka soo degeen dekadda Berbera mudaddii dagaalku ka socday dalka Yemen, kuwaas oo iskugu jiray Somali, Yemen iyo Itoobiyaan.

Dhinaca kale, wasiirka Warfaafinta Somaliland C/laaahi Cukuse oo shirjaraa’id ku qabtay Berbera ayaa sheegay in sababta keentay hakadkii ku yimid dadkii saarnaa markabka ay sabab u tahay masuuliyiinta Soomaaliya oo uu sheegay inay siyaasadeeyeen Qaxootigaasi.

Wasiirka oo ka Hadlayey Sababtii ay markabka dushii ugu hakiyeen Qoxootigaasi muddo kooban ayaa yidhi “Tushuushkii yimid ee Qoxootiga (Qaxootigii Dekedda lagu Hakiyay) waxaa sababteeda leh masuuliyiinta Xamar jooga oo meel aanay xukumin sheegta, oo meel aan siyaasad laga dayin siyaasad ka dayeya ee yidhi qaxootiga shanta kun ee sadex kun oo ka mid ah Qaabilnay yiri Annagaa Dekedda Berbera u fasaxnay, inaguna Somaliland ahaan nimankaas oo qudha intaanu u jawaabno kama aamusin ee Cadhaddii waxay in yari kasoo gaadhay daqiiqaddo in la hakiyo, markab siday tiro yar oo qaxooti ah, balse wax dhibaato ah oo la gaadhsiiyey ma jirto”

Waxaanu intaas ku daray “nimanka xamar jooga waxaan leeyahay Qoxootigaasi daalan ha siyaasadaynina, Naftiina been ha u sheegina iyagana ha Carqaladaynina oo ha sheeganina dekaddo aydaan xukumin”

Dhinaca kale, Madaxweynuhu wuxuu xadhiga ka jaray mashaariic kala duwan oo gobolka laga hirgaliyey, iyadoo ay ugu weyn tahay balaadhinta Dekadda Berbera iyo Shaybaar loo Sameeyey Haamaha Shidaalka oo Shidaal kasta la eegayo Tayaddiisa.

 

Hargeysa Online

· ifraax on May 31 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>