Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Rag la sheegay inay Al-shabaab kasoo goosteen oo Boosaaso lagu soo bandhigay.

 

Labo nin oo la sheegay inay horay uga tirsanaan jireen Al-shabaab, islamarkaana dhowaan isu soo dhiibey laamaha amniga Puntland, ayaa maanta magaalada Boosaaso warbaahinta loogu soo bandhigay.Nimankan oo walalo ah waxaa lagu kala magacaabaa Yuusuf Xasan Axmad Fil-fil iyo Yaasiin Xasan Axmad Fil-fil.Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Gallan) ayaa sheegay in dowladdu si wanaagsan usoo dhoweysey Yuusuf iyo Yaasiin maadaama ay ka waantoobeen go'aankii khaldanaa ee ay horay u qaateen, waa sida u hadalka u dhigaye.Mudane Dhedo wuxuu sidoo kale baaq u diray xubnaha Al-shabaab ee weli ku sugan buuraha Golis, isagoo xusay in ciddii ka waantowda afkaarta xag-jirnimada cafis loo fidin doono."maanta laga bilaabo raggan waxaa loo oggolaanayaa inay si nabad ah magaalada ku joogaan oo ay dib noloshoodii caadiga ahayd u ambaqaadaan...xubnaha kale ee Al-shabaab waxan leenahay weli fursad ayaad haysataan ee ka faa'iideysta" ayuu yiri.Dhowr mar oo hore ayaa sidan oo kale magaalada Boosaaso loogu soo dad la sheegay inay horay uga tirsanaayen Al-shabaab kuwaasoo dowladda isu soo dhiibay -

Hargeysa Online

 

· abdi on June 22 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>