Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Baarlamaanka Puntland oo Go’aanno kasoo saaray Garoobe

Baarlamaanka Puntland oo ka Doodayay maalmihii la soo dhaafay khilaafka u dhexeeya dowladda Somalia iyo maamulka Puntland., ayuu maanta kasoo saaray go’aanno ka kooban shan qodob.

 

Mudanayaasha Puntland ayaa inta ay doodu u socotay ka hadleen arrimo ay ka mid yihiin; la-sii shaqaynta dowladda federaalka Somalia, Wax ka bedelka dastuurka, gudiga xuduuda maamullada federaalka Somalia iyo Qodobbo kale oo saldhig u ah khilaafka iyo muranka soo laablaabtay.

Go’aannada ay Baarlamaanka Puntland Gaareen ayaa waxay kala yihiin;

1. Baarlamaanka Puntland Wuxuu go’aan ku gaaray in dastuurka lixda saxiix leh iyo Xoghayaha guud ee QM oo Maqraati ka ahaa uu yahay dastuurka rasmiga ahaa wax kasta oo laga badalayna aysan sharci ahayn.

2. Baarlamaanka Puntland wuxuu go’aan ku gaaray in xeerarka baarlamaanka federaalku Ansixiyay ee aan laga tashan Puntland aysan xeerarkaasi sharci ahayn, kana shaqayn karin dhulka Puntland iyadoo loo raacayo qodobka 111 ee dastuurka.

3. Baarlamaanka Puntland wuxuu go’aamiyay inaysan sharci ahayn saddexda Guddi ee soo socda:

A. Gudiga dib u eegista Dastuurka Dowladda Federaalka Somalia.
B. Gudiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka.
C. Gudiga Xuduudaha iyo Arimaha Federaalka.

4. Baarlamaanka Puntland wuxuu go’aan ku gaaray in dhismaha dowlad-gobaleed aan Waafaqsanayn Dastuurka federaalka qodobka 50-aad farqadiisa lixaad oo ah labo gobalka iyo wixii ka badan aysan Puntland aqoon sanayn.

5. aarlamaanka Puntland wuxuu dib u eegis ku samaynayaa Kal-fadhiga Bisha soo socota ee Oktoobar, 2015, haddii Dowladda Federalka ku adkaysato wax ka badalka Dastuurka & Heshiisyada la galay Baarlamaanka Puntland wuxuu go’aan ka gaari doonaa sii wada-shaqaynta Dowladda dhexe ee Somalia.

Hargeysa Online.Net

 

· ifraax on July 12 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired