Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xurmo dhawrista qoraalku aday xuquuq kuu tahay .

 

bismilaahi raxmaani raxiim, mahadsanidin dhamaantiin,in kastoo isku dayda akhrinta qoraalkan gaaban,iyo weliba cid kastoo ii ogolaata in uu ku soo baxo baahinta warbaahinta somaliland guud ahaantood,intaa dabadeed,maan ahayn qof ku caanbaxay
qoraalada lagu baahiyo wabsite yada ,waxse keliya oon ahaa mid akhriya ra'yiyada faraha badan ee lagu baahiyo qaar ka mida,amaba inta i qancisa een badiyaa is idhaahdo wuxuun ayaad ka faa'iidaysaa,balse wakhtiyadan danbe waxaa soo batay qoraalo aad, aad uga naxayso oo weliba aad u khajilayso cida waxaa soo qortay,taasaana igu keliftay inaan ku soo biiro axsaabtaa, waxaana ka mida qoraaladaas qaar lagu af lagaadaynayo haween, taasoo aan taariikhda umada somaliyeed meelna ka soo gelin inuu ninku af lagaadeeyo sodohaha iyo guud ahaanba haweenkeena mudan ixtiraamka,si kastoo uu saygeeda idiinka dhexeeyo colaad qanjaha goosatay.
  af lagaadooyin cadaw jab ah oo loo gaysanayo qof aan ku aqoon,dhibaato malaha qof hadaadba is taqaanaan waxaad ku tidhaahdaaye, waxaa qof waliba u xaydan yahay siyaasad qabiilaysan, oo uu xanbaarsan yahay mid reerkooda ah;kaasoo af lagaadeeynaya mid kaloo reer kale ah,waa mid kaloo ka mida siyaasada dimuqraadiyaysan reeraysan ee maanta ka hana qaaday somaliland.ee lafjabka ku ah wada noolaanshaha umadan ay colaaduhu dishoodeen, welibana leh codowga faraha badan ee ku gadaaman,ee doonaysa awoodeeda iyo tacabkeeda aadka u sareeya inay kaga gudubto dhamaan mushkiladahaa ku wareegsan.
  waxaan gebo gebadii aan u soo jeedin lahaa dhamaan bahda qalinlayda in la dhawro xurmada qalinka iyo sharafta bulshada uu qalinkaasi dhex yaalo,inaad dhawrtaan cirdiga bulshada gaar ahaan haweenkeenan shafta leh iyo marwooyinkeena qaaliga ah lagana daayo waxa xumaynaya bulshada dhexdeeda iyo kicinta la kicinayo bulshada ee fidnada loo horkacayo
       allaa og qoraada qalafsan qof walboowba waxaad ka qoomamayn doontaa maanta maalin aan ahayn oo wakhtigu si kale isu gadayey,taasoo aad hiifi doonto maalintaad qoraysay,balse isku day maanta inaad qorto maanta wax adiga iyo bulshada wax idiin tara.
                                                                                                   wa bilaahi towfiiq
                                                                                          maxamed yaasiin maxamed ilkacase
                                                                                                                                        mymnaleye@hotmail.com

 

· ifraax on July 13 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>