Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Nin Somali ah oo ku Geeriyooday Shil Gaari oo ka dhacay Hagerstown ee Gobolka Maryland.

Xarunta magaalada Hagerstown ee gobolka Maryland ee Wadanka Maraykanka ayaa baaraya shil sababay khasaare baaxad leh oo habeenimadii talaadada ka dhacay waddo weyn oo ku taala halka lagu magacaabo Hancock ee gobolkaas. Shilkan ayaa dilay laba ruux ,waxaana si xun ugu dhaawacmay hal ruux oo kale, iyadoo uu sababay in muddo 12-saac ah ay xirnaadaan wadooyinka ku xeeran halka uu ka dhacay oo ahayd waddo si weyn ay gaadiidku u adeegsadaan. Booliska ayaa sheegay in gaariga noociisu u yahay 2007 Kia Rio uu ku safrayay dhinaca galbeed ee jidka ka hor intii uusan ku dhicin gaari nooca isjiidka ah abaaro 2:15 habeenimo, iyadoo Kim Benge oo ah haweeneey 57-sano jir ah la dhigay xarun caafimaad oo ku taala Baltimore. Waxaa booliisku ay sheegeen in James Benge oo ahaa wiilkeeda ,isla markaana 22-sano jir ahaa uu ku geeriyooday shilkaas ,waxaana sida la xaqiijiyay uu fadhiyay labada kursi ee hore ee gaariga mid ka mid ah. Sidoo kale, Waxaa shilkan ku geeriyooday Maxamuud Cali oo ahaa wiil Soomaali ah oo 35-sano jir ahaa, waxaana sida la sheegay uu waday gaariga isjiidka ah,iyadoo wiilkan uu kamid ahaa Soomaalida degan magaalada Eagan ee gobolka Minnesota. Robert Fraley oo kamid ah booliska Maryland ayaa sheegay in gaariga Rio uu ku dhacay gaariga kale ee is jiidka ah oo siday Cinab ,waxaana tani ay keentay in gaariga weyn uu wadada ka baxo ,isla markaana uu ku dhaco buundada. “Tani waa waa mid kamid ah xaaladaha argagaxa leh, tani oo kale waa mid khasaare baaxad leh gaarsiisa gaadhiga yar,“ ayuu yiri mas’uulkan oo sheegay in labada gaari uu bur-buur xoog leh ka soo gaaray shilkan. Booliska iyo xubno ka socday laanta socdaalka ayaa nadiifiyay dhamaan waxyaabihii ku daatay laamiga markii uu dhacay shilkan, waxaana Robert Fraley uu tacsi u diray ehalada iyo qaraabada dadkii ku geeriyooday shilkan khasaaraha sababay. Ugu dambeyn, Maamulka wadooyinka ee state-ka Maryland ayaa dib u furay jidka xiramay saacaddu markii ay ahayd 1:30-kii duhurnimo ,waxaana booliska ay sheegeen in baaritaano la xiriira sababaha keenay shilkan ay hadda socdaan.

Hargeysa Online

New York.

 

 


· abdi on August 05 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>