Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxtooyada Bilawday kala Saarita musharixiinta Kulmiye.

Madaxtooyada Somaliland ayaa la sheegay inay qorshaynayso sidii labada bilood ee soo socda loo kala saari lahaa labada jago ee guddoomiyaha xisbiga KULMIYE iyo murashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE.

 
Ilo ku dhow dhow madaxtooyada, ayaa Geeska Afrika u sheegay in la filayo in shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo wakhti aan dheerayn la qaban doono lagu dooran doono murashaxa madaxweyne ee xisbiga uga qayb geli doona doorashada soo socota iyo weliba murashaxa madaxweyne-xigeen, sidoo kalena waxa isla shirkaas lagu dooran doonaa guddoomiyaha xisbiga KULMIYE
Qorshahan ayaa ah mid ay madaxtooyadu ku doonayso inay ku dejiso in loolanka xisbiga mudada dheer ka dhex taagnaa uu xisbiga iyo taageerayaashiisaba dhaawac u gaysto. Waxaana la aaminsanyahay in Madaxweyne Siilaanyo dhawaan cadayn doono inaanu doorashada dambe murashax ahayn islamarkaana uu dhisayo cidda uu xisbiga KULMIYE u garto inuu murashax u noqdo doorashada dambe.
Wakhtigan waxa guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ah Md. Muuse Biixi Cabdi, oo la filayo inuu xisbiga dhexdiisa uga tartamo murashaxnimada, waxa kale oo iyaguna murashaxnimada xisbiga kula tartami doona Maxamed Biixi Yoonis oo ah wasiirka arrimaha dibadda, Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo isagu maalmo ka hor si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay musharaxa.
Geesta kale, jagada guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ma jirto cid weli si cad u sheegtay inay u baratami doonto, waxase la filayaa in tartanka guddoomiyaha KULMIYE noqdo mawduuc isna la miisaan ah murashaxa xisbiga KULMIYE, waxaana la hadal hayaa wasiiro iyo siyaasiyiin kale oo hunguri ka hayo inay qabato jagada guddoomiyaha xisbiga KULMIYE marka la doorto murashaxa madaxweyne iyo ku xigeen ee xisbiga KULMIYE

 

Hargeysa Online

 

· ifraax on August 06 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>