Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Askari Ka Tirsan Booliska Oo Rasaas Ku dhuftey Arday Maxbuus Ku Ahaa xabsi ku yaala Magaalada Hargeysa.

Askari ka tirsan ciidanka booliska jamhuuriyadda Somaliland ayaa saaka toogasho fool-xun ka geystay gudaha saldhigga Ibraahim Koobduur

ee magaalada Hargeysa.

Askarigan ayaa hiirtii Waaberi ee saaka toogtay isla markaana rasaas xooggan madaxa kala dhacay Wiil yar oo arday ah oo maxbuus ku

ahaa saldhiggasi.

Ardaygan oo lagu magacaabo Cabdilaahi Dayib Cabdi Korse, ayay rasaastu ka haleeshay Madaxa, Lugaha iyo waliba Gacmaha. Waxaanu haatan

ku jiraa xaalad aad u culus.

 

Cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa dhaawacii ardaygaasi loola cararay waxaana naloo sheegay in markii rasaasta la huwiyey uu

ardaygani jiifay mid ka mida qololka xabsiga.

Mar aanu cisbitaalka ku booqanay ayaanu soo aragnay ardaygaasi oo xaalad adag oo miyir-doorsoon ah ku jira isla markaana qaba dhaawacyo

culus oo kaga yaalla Madaxa ilaa Mijaha.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxay sababta askarigani u toogtay wiilkan, waxaana loo badinayaa in rasaastu ay ka fakatay askariga, mar uu

askarigu doonayey in uu kala qabto maxaabiis islaynaysay.

Weli xukuumaddu kama aanay hadal falkan foosha-xun, ilaa haatanna ma jirto cid ka hadashay ama cadaysay sababta rasmiga ah ee

askarigani u toogtay maxbuuskan ku jiray gacanta dawladda.

Wiilkan yar ee ardayga ah oo xaaladdiisu aad u culus tahay ayaa kasoo jeeda qoys danyaro ah, waxaana la ii sheegay in loo xabisay shaqaaqo

dhalinyaro oo aanu kuba jirin.

Hooyada wiilkan oo lagu magacaabo Ceeg Jaamac ayaa iyada laftarkeeda haatan xaaladdeeda caafimaad ay halis gashay kadib markii

ay aragtay dhaawacyada argagaxa leh ee wiilkeeda gaadhay.

Ceeg Jaamac oo cisbitaalka gudihiisa aanu kula kulanay ayaa noo xaqiijisay dhacdadan iyo qaabka naxariista daran ee rasaasta loogu

shaandheeyey wiilkeeda.

Dhacdadan ayaa kusoo aadaysa maalmo yar kadib markii ciidamada boolisku ay wiil aad u da’yar si toos ah ugu toogteen isla

magaaladan Hargeysa. Waxaana haatan aad loo hadal-hayaa dilalka oo kusoo badanayaa dalka.

 

HargeysaOnline

· abdi on August 14 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>