Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Muqdisho iyo 1990 kii Q.8aad Qalinkii Maxamed yaasiin maxamed ilkacase.

waxaase laygu sheegay inaanay dagaal haba yaraatee aanay shaqo ku lahayn ee ay yihiin cawsle la muuseeyey,(micnihii shicib dirayska iska qaataykuna bililiqaysanaya).taasoo aan soo maray carwooyinkii,dukaamadii,dahablayaashii iyo goobihii muhiimka ahaa oo la wada jabsaday,gurteena wixii naflahaa ee ay ka heleen.

                 Hore Ayaan u sii socday anoo sii hoos maray buundada waaberi,oon kula kulmay khalqi aad u tiro badan oo is dhex maraya sababtoo ah goobtan oo aanu saamayn dhaqdhaqaaqa dagaalku,nabadna ay dad waynuhu u door bideen,hadaba intii aanan gaadhin ceelgaab,ayaan dad meel ku buuqsan mid kamida aan waydiiyey,waxa meesha ka dhacaya ee loogu buuqsan yahay,waxaanu igu yidhi nin meeshan marayey ayay kala boodeen(ka boobeen)lacag dhan 600.000 kun oo shilin,oo soomaalo ah,niman tuug ahi waxaanay la koreen buurkaroole,
             Hore Ayaan u dhaafay anoo ka qiiraysan nabadgelyo darada haysata shacabkii soomaaliyeed ee weliba joogay ama ku noolaa caasimadii dalka aadna u darxumaysan,waxaa kale oo nasiib daro kale ahayd,waa qarankii lagu dhisay kalgacalka iyo soomaali jacaylka oo manta lagu kala dhaqaaqay,oo cid isugu arxamaysaa  soomaalinimo aanay jirin ee qabiil laga doortay,soomaaliyi manta waa wada caydh mid sarkaal ahaa,siyaasi ahaa,iyo mid danyar ahaaba,waxaana laga wada barakacay degaamadii la wada dugsanayey,hore Ayaan u sii gudgay,waxaanan sii maray bacaadlayaashii cusbaa ee afar irdoodka xamar wayne oon ku arkay xaajiyad iyo tagsi waxay kala soo degeen qoryihii ay siteen,waxaanay ku humaajiyeen wixii meesha marayey,ayagoo baadhashada wixii ay ka helaan ka qaadayey,waxay Iyana jabsanayeen baakhaaradii cuntada iyo goobihii kale ee ganacsiga,deg deg Ayaan u dhaafay cabsi darted,anigoo dhinaca ka sii jiidhay dhismihii caanka ahaa ee SIVOY CENTER ee Jirde xuseen iyo bangigii dhexe ee silsiladaha lahaa oon beryahaa cidi marin,aagaas oo aanay jirin cid u talisaa,labada dhinac ee is hayaa,ilaa aan gaadhay degmada shaangaani,oon kula kulmay guryihii ay deganaayeen,Rashiid Cabdilaahi toge,maxamed cabdilaahi Cawar Mukhliga,waxaanu rashiid igu yidhi,waxaan socday ilaa fagax,oo aanay joogin cid kale,maleeshiyo U.S.C. sheeganaysaa mooyee ilaa iyo kaaraan dhamaanteedna iyaga ayaa jooga(degan)waxaanay faqashta isku horjoogaan gurigii maama khadiija bare,oo ku yaalay agagaarka isgoyskii weged.
         Anigu laakiin goobtaa ama xaafadaa shiingaani hore umaan dhaafin waxaan ku ekaa gurigaa gaashaanle sare abshir saalax oo markaa ahaa xeer ilaaliyihii dawlada soomaaliya oo aan uGu tegay xaaskiisa gashaanle sare aamina xaaji cismaan aw nuur oo uu jaamac ibraahin aw nuur uu lacag iiga soo diray,lacagtaas oo 800 us dollar ah,lacagti Ayaan soo qaaday waxaanan soo geliyey sharabaadka kabahayga si aan ula nabad galo mar hadii ay xaarama cuna ay curatay,dib ayaanan uGu soo noqday halkii aan ka huleelay iyo safar dheer oo dhibaato badan leh oon ku gaadhi lahaa kaasabalbalaare.waxaan ceelgaab kula kulmay soo noqodkaygii Jaamac laangadhe oo igu kordhiyey inaanan marin dusha sare iyo wadada maka al mukarama,waayo ciidan qawlaysato ah ayaa jooga kuwaasoo gurigii hooyooyinka hada ku dilay laba nin ,ee mar hoosta .
                                  la soco qaybta 9aad hadii eebe idmo
                                                                             allaa mahadle wabilaahi towfiiq
                                                                                    Qalinkii maxamed yaasiin maxamed ilkacase
                                                                                                            myaasiin143@hotmail.com

· ifraax on August 15 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired