Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Mucaarid iyo Muxaafad iyamaa mukhaarija Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed Ilkacase.

Asalaamu calaykum dhamaan inta ila wadaagta qormadan, waxaan kaloo salaamayaa warbaahinta madaxa banaan dhamaantood gaar ahaan inta ila qaybsata soo saaarista maqaalkan,runtii waxaan jeclahay maanta halkan inaan kaga faaloodo,qormo aad ugu baahan in lays dul taago,taasoo mujtamaca ku noqotay riwaayad,ay aqoon gaabyo inta badan ay jilaan,waxaanan u bixiyey maqaalkaa MUCAARAD IYO MUXAAFAD IYAMAA MUKHAARIJA shalay wuxuu ahaa muxaafid,weliba wasiirkii ugu horeeyey ee wasaarada kaluumaysiga iyo dekedaha,mudo kadib markii xilkaa laga qaaday sabab kasta halooga qaadee wuxuu noqday mucaarid,waa maxay sababtu, ma muxaafidnimadiisii horaan mukhaaraj ahayn,sidoo kale wuxuu ahaa wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta hadaad dib ugu noqoto khudbadihiisiina wuxuu aad ugu amaani jiri xukuumada maanta jirta iyo hogaankeeda markii laga qaaday kadib dagaal uu la galay shaqaalihiisa qaar ka mida wuxuu noqday mucaarid,weliba hadal iyo cay badan labada iyamii run sheegayaa shalay iyo maanta,
lamaan yaabanayn markii madaxwaynuhu isagoo ka mida xildhibaanada golaha wakiilada uu u gartay inuu ka dhigo wasiirkiisa arimaha gudaha weliba aad ayaan u farxay anoo u arkaya nasiib u curtay dhalin yarada laga hortaagnaa talada wadanka inay wax ku yeeshaan,wuxuu ahaa figradii dhalisay dhiiga cusub ee ciidamada boliska,weliba aad loogu amaanay iyadana,markiise xilkaa laga qaaday wuxuu isugu rogay mucaarad,weliba kuwa ka soo horjeeda wixii uu dhisay labadaa jeer iyamuu saxsan yahay.
                           Ina waran cade oo ah ninka keliya ee aan jeclahay inaan halkan ku magacaabo wuxuu ahaa xubin aad u firfircoon oo weliba wadani u ahaa musdanbeedka talada se markii madaxwayne siilaanyo uu u gartay wasaarada arimaha gudaha waxaa saameeyey isbedel aad u wayn oo sababay inyy asxaabtuu ka tirsanaa uu ugu hanjabo inuu xabsiyada dhigi doono,layaab malaha oo ragaa horuu la mid yahay,sida gudoomiyihii hore ee gobolka maroodi jeex iyo togdheer,ma jecli inaan ka sheekeeyo siduu xilkaa ku helay,markuuse iskii uga huleeley asbaabtii bariiska malaa darteed wuxuu isu bedelay sidan aynu aragno,kuwaaba waxaa ka sii daran wasiirkii hore ee hawlaha guud xahdigii riyaale oo aan u aqaano dhooqeeye hadii uu wax tar ahaana soo maray jaaniskii ugu dheeraa ee wasiir la noqdo,waxtar la'aantiisana ay sababtay in gabalkood dhaco,maanta waxuu xayn daabka ugu jiraa xisbiga da'da yar ee wadani,waana boog iyo baag xisbiga ku taala inta uu masiirkiisa ku hadlayo isaga iyo xubnahan kaleen soo sheegay.
                         gudoomiye ciro wuu u qalmaa in la doorto,waana masuul reer somaliland ah balse waxaa cidhiidhshay wax matarayaal bulshadu soo tijaabisay oo badankoodu ay xilal soo qabteen kuna fashilmeen;waxaanan kula talin lahaa sida xisbigu u cusub yahay una dhalin yaryahay u dooro dad aan dalka iyo dadka soo marin horena aan loo tijiaabin wax denbi ahna aan umada ka gelin,
        Waxaan kaloo odhan lahaa kaska bulshada waa ku cay, dadkan wakhtiba meel taagan,ee wax sheegoodu iska hor iyo daba imanayo, waxaan odhan lahaa waar HALKAAD KU QOYSATAAN KU QALAJISTA idinkay sumcad idiin tahee;bulshadana waxaan leeyahay aduunyadu waa danleey ee maaha qabiilaleey inaad dantiina idinku aad aragtaan oo aad ka kor martaan nimankan aan xitaa naftooda u khajilayn iimaan la'aan darteed 50(kontonka qof ah)ee maalinba meel idiin jeedinaya inaan ka tashataan u tashataan codkiina iyo dantiina guud,dawladnimadiina iyo horumarkeeda waa mid idiin taala,qormadani waa iga tusaale,runtiina mucaarid iyo muxaafid waa danleey qofku hadba meeshuu wax ka helayo uu u caraabo ee ma jirto wax mabda' ah oo lagu socdaa
bulshoy tashada oo iska daaya qabyaalada laydiin calaamadiyey
                                       ILLAAHOW DADKA IS AF GARANSIIYA SIYAASIGANA NAGA QABO
                                                                                  ALLAA MAHADLEH
                                                                            Maxamed yaasiin maxamed
                                                                                      myaasiin143@hotmail.com
                                                                                                     Antwerpen==Belguim

· abdi on August 25 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>