Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

taliyaha saldhiga boliska Degmada Tog-wajaale masuul xilkiisii gutay oo ku dayasho mudan.

Ciidanka booliska ee dagmada Tog-wajaale ayaa hawl gal ay sameeyeen malmihii la soo dhafay waxa ay ku soo qabqabteen khamri fara badan iyo dadkii watay. hadaba waxa xusuus mudan tan iyo intii saldhiga wajaale loo soo magacaabay taliyaha cusub Mr. Kayse Suudi  in uu kor u qaaday hawl gallada uu kula dagaalamayo dhamaan waxyaabaha keena amni darada iyo anshax xumadaba sida  khamrig  iyo  tahriibta waxa  kale oo uu magalada ka sifeeyay dhalin yaro budh cad ahayd   oo faro baas ku haysay dadka shacabka ah, iyaga oo habeenkii dadka ku baadhan jiray xaafadaha dhexdooda iyo duleedka magaaladaba.   Saldhiga wajaale oo mudooyinkii la soo dhaafay billicdiisa iyo nadaafadiisuba aad uliiteen ayaa taliyaha cusubi mudadii aadka u koobnayd ee uu xilka hayay waxa uu is badal ku sameeyay  muuqaalka saldhiga isaga oo qurxiyay wajihada hore, nadaafad daradiina gabi ahaanba meesha ka saaray. Waxa sidoo kale taliyaha saldhigu silig aad u dheer oo aan laga gudbi Karin  ku wareejiyay dayrka saldhiga oo hada ka hor si fudud maxaabiistu uga daadan jireen. Culima udiinka waawayn ee magaalada ayaa ku amaanay taliyaha wax qabadkiisa, arintaana kaga hadlay masaajidada, iyaga oo sheegay in taliyuhu masiibooyin badan ka badbaadiyay shacabka magaalada gaar ahaan marka la eego dhalin yaradii bulshadu aadka uga qaylin jirtay oo uu dhibkoodii meesha ka saaray. waxa intaa dheer in  taliye kayse uu dib furay baraha baadhista (check points)  ee bariga iyo galbeedka magalada wajaale oo iyagu aan si joogto ah  u shaqayn jirin lagana soo talabin karayay mukhadaradka khamriga iyo tahriibta oromada intaba  isaga ka hor; taasi oo uu markiiba xooga saaray taliye kayse.  keesta kale waxa  habeenkii ay in dhahaagu qabanayaan ciidanka booliiska oo gaaf wareegaya xaafadaha kala duwan ee magaalada si ay ula uga hortagaan ulana dagalamaan wax kasta oo amniga wax yeeli kara , isaga oo mudadaa gudeheeda muqaadaraad nooca qamriga looyaqaano, iyo tahriibayaal badan oo oromo ah inta badana ay magaalada wajaale marin u ahayd gacanta ku soo dhigay.dhanka kale taliyaha ayaa digniin adag u soo jeediyay gaadiidlayda qaada oromada, isaga oo sheegay in cidii lagu qabto ay mudantoonto xadhig iyo ganaax lacageed oo aad adag. isku soo wada duuboo taliye kayse ayaa bulshada reer Tog-wajaale ku diirsadeen waxqabadkiisa muuqda ee ku wajahan xaga nabadgalyada kaa soo uu muuujiyay mudada aadka u yar ee uu saldhiga joogay.  WARIYE KHADAR CABDI CABDILAAHI ............

 

WAJAALE  SOMALILANDKHADARDHAYLO1@GMAIL. COM TELL:25263 4488306 /   25263 4726781 

· abdi on September 07 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired