Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Al-shabaab oo shaacisay Sawiradii Weerarkii ay Todobaadkii hore ku qaaday Xerada Jannaale.

Al-shabaab ayaa soo Bandhigtay Maanta SAWIRRO Muujinaya Weerarkii ay 01-dii bishan September ku Qaadday Saldhig Ciidanka AMISOM ku leeyihiin deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose, iyagoo sheegay inay ku dileen Weerarkaas Askar fara badan oo ciidamada AMISOM ee dalka Uganda ka socda ka tisranaa. Weerarka oo ahaa kii ugu xumaa oo ay Al-shabaab ku Qaaddo Saldhigyada AMISOM ay ku leedahay Gobolka Shabeellada Hoose, Marka laga reebo Weerarkii horay ugu qaadday Saldhiga AMISOM ee Leego oo ay ku dileen in ka badan 60-askari oo ciidanka AMISOM ka tirsan. Sidoo kale, Al-shabaab oo Sawirradaan kusoo bandhigtay website-yadooda ayaa xustay in saldhiga ay ka qaateen Saanado Millateri oo isugu jira hub iyo qalab kale oo ay AMISOM lahaayeen; inkastoo taliska guud ee AMISOM uu beeniyay in saanado millateri laga qaatay saldhiggooda Jannaale. Al-Shabaab ayaa sidoo kale xustay in Weerarkaas uu ahaa mid ay ugu Aar-gudayeen Dad Shacab ah oo ku sugnaa xaflad Aroos oo ay ciidamada Uganda ee ka tirsan AMISOM ku 31-kii July, 2015-ka guri ku yaalla Xaafadda Ruusiya oo ka tirsan Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellada Hoose. Dhanka kale, Millateriga dalka Uganda ayaa sheegtay in weerarkaas looga dilay 12 ka mid ah askartooda ka howlgala Somalia, sidoo kalena looga dhaawacay 12 oo Askari, iyadoo maydadka askarta dhintay la geeyay Kampala halkaasoo lagu aasay. Ugu dambeyn, Weerarkan ayaa ciidanka AMISOM ku qasbay inay isaga baxaan saldhigyo ay kaga sugnaayeen deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo Al-shabaab ay ku goodisay mar kale inay sii wadi doonto weerarrada ka dhanka ah AMISOM.

201597635772053712368866al_shabaab_saldhiggii_jannaale201.jpg

201597635772053795788077al_shabaab_saldhiggii_jannaale202.jpg

201597635772054240901020al_shabaab_saldhiggii_jannaale206.jpg

201597635772054427910533al_shabaab_saldhiggii_jannaale208.jpg

201597635772054524941958al_shabaab_saldhiggii_jannaale207.jpg

201597635772054747659068al_shabaab_saldhiggii_jannaale203.jpg

201597635772054911396304al_shabaab_saldhiggii_jannaale204.jpg

201597635772055092781935al_shabaab_saldhiggii_jannaale205.jpg

201597635772055315072518al_shabaab_saldhiggii_jannaale209.jpg

201597635772055443477040al_shabaab_saldhiggii_jannaale2010.jpg

201597635772055567959420al_shabaab_saldhiggii_jannaale2011.jpg

201597635772055809763087al_shabaab_saldhiggii_jannaale2012.jpg

201597635772056106091071al_shabaab_saldhiggii_jannaale2013.jpg

201597635772056266548518al_shabaab_saldhiggii_jannaale2014.jpg

201597635772056384804452al_shabaab_saldhiggii_jannaale2015.jpg

201597635772057319464360al_shabaab_saldhiggii_jannaale2016.jpg

 

Hargeysa Online

· ifraax on September 07 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>