Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

10 Mashruuc oo uu Xirsi Bowdyo-Gaab qatay iyo Cida uu la qatay.

 

xirsi cali xaaji xasan oo noqday masuul dawladan siilaanyo ugu awooda badn leh aya dadku waxy is waydiiiyan xirsi maxuu meesha ku haystaa qaarba dhaha xirsi siilaanyo waa sirxay qaarna waxy dhaan xirsi wadnka asaga ka taliyoo adeerkiiba u gaboobay  bal aynu hoos u eegno xirsi waxyaba uu musuq maasuqay ayado aan ka taabanayo wax yar la iskuma hayo xirsi in uu yahay masuul shaqo badan lakin wa masuul intee musuq maasuqay  bal aqriso 

1: mashruuca wadooyinka waxaa uu qatay gadiidka iyo waliba gadiidka meesha lagag shaqeeyo qaar aya u kiraysan waxaana u ilash wiil uu adeer labdaad u ayahy oo ka yimi UK oo magaciisa la dhaho yasin kana shaqeeya hada wadooyina taaso uu ku leeyahy 5 iska rogo iyo 9 cagaf oo midiiba saacdi ku shaqayso 120$

2:mashruuca balaadhinta iyo miisaanka baaburta oo laga filiyay had magaalad berbera waxaa asna uu ku leeyhay share taas oo uu uga masuul ayahy will uu abti ruma u yahay oo had uu ka dhigay operational manager ee dekada oo la dhao abdirisaaq

3:mashruuca haama shidaalka ee had muranku ka tagan yahay oo uu ku leeyhay 30%

4: mashruuci basboorad somaliland ee uu qaty xildhiban dhulcun oo uu ku lah isna 30% kiiba  uu uu wakiil uga ha wiilka uu abtiga ruma u yahay ee ahna xog hayntiisa qaaska ah ee abdirahman 

5: mashruuca ilaalinta baatroolka oo uu wakiil uga ha walalkii xirsi kan shaqeeya wasarad beeraha

6: mashruucii qalabaynta askarta ee ay bixisay UNDP oo ku kacay 2  milyan oo uu wakiil uga ahaaa xildhiban calii mariixaan 

7: mashruuca had ugu danbeeya oo ah in magaada beer lag sameyeo dhul beered weyn oo uu maal galinay wold bank oo uu kula sheeeray qolyo beesah madaxweyna ka soo jeeda sida dahir abdi jama iyo mahamed isman indhoole

8:mashrucan qandaarska SDF oo loo ibiyay 150 gaadhi oo xajiyadah forwiilka ah 

9:mashqruuca dekeda lagu wareejinayo oo isgu laftiisu uu wakiil ka yahay 

10: soma gas oo ay leeyihin asaga iyo saame iyo qolyo adan madoobe ee horeba ay xulafad u wad ahayen 


aqriste dalka ma xirsaa dhargayn mase nimcaan fadhiyin  qoraalka labad waxaad ku arki doontaaa cida wsiirada ah ee xulafada had isku xidhantay iyo mashqricda ay damacsan yihiin iyo boobka mudad hadhay ee wax alga uruursanayo  hadab ninka 10 mashruuc sida qawan u qatay ee boobka uun wad aya leh waxaan raba madaxweyne waxii xildhibanku sheegay weeye findhicil hana mudin wasiir dhamatay waqtigiiye tooos.

· ifraax on September 08 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>