Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Waxqabadka maamulka dawlada hoose ee Tog-wajaale oo laga dayrinayo.

 

 

Dawlada hoose ayaa ah unuga ugu dhaw bulshada ee xukuumada uga wakiil ah waxqabadka iyo ka warhaynta baahiyha dadwaynuhu ay tabanayaan. Waa cida loo igmaday in ay si dhaw ula socdaan duruufaha amaan, waxbarasho,cadaaladeed, caafimaad iyo nadaafadeed ee deegaanada ay ka sheqeeyaan. Halkii ay dadku waxqabadka si toos ah uga sugi lahaayeen madaxtooyada iyo golayaasha sare cabashooyikooda isla meeshaana  ula aadi lahaayeen.  waxa tuulooynka iyo degmooyinka la keenay maamulada dawladaha hoose oo hawshaa u xilsaaaran si aya u fududaato xidhiiidhka iyo habsami ugu adeega ummadda xilka loo hayo. Wax qabadka  maamulka dawlada hoose laga filaayo wuxu hirgali  karaa marka shaqaaleheedu yahay mid xilkas ah isla markaana ilaaliya wakhtiga shaqada sidoo kalena furfuran oo u diyaar ah dhagaysiga cabashooyinka  bulshada ay u adeegayaan.Hadaba, marka aynu eegno maamulka dawlada hoose  ee degmada Tog-wajaale ayaa ah mid ay gabi ahaanba ka maqan yihiin astaamihii masuuliyadeed, iyaga oo sida laga warqabo dayacay waajibaadkoodii shaqo ee loo igmaday. Waxa inta badan xidhan xafiisyada gudooomiyha iyo xoghayaha. Waxay sidoo kale caadaysteen labadan masuul  in  aanay cabashoooyinka bulshadu u gudbin lahayd fursad u siinin iyaga oo daqiiiqadaha kooban ee ay mararka qaar soo galaan xafiisyadooda ogalaanin in cidi u soo gudubto. Arrinka kale ee xusida mudan ayaa ah in aanay wax kormeer ah ku samaynin magaalada. Waxay waqtiyadooda inta ugu badan ku qaataan albeerkooyinka ay degan yihiin.marka laga yimaado waxqbad la,aanta maamulka dawlada hoose waxa u dheer cashuuro dheeraad ah oo ay ku soo rogeen xoolaha nool iyo  dumarka hilibka qala.Dhanka kale waxa  iska caadi ah in ay laaluush qaataan iyaga oo dhulalka la isku hayo  xayiraadaha ka qaada kuna badasha laaluush ay ka qaadaan midka mid ah dhinacyada is haya, taasina  keentay muranka dhulka magaalada Tog-wajaale  ee sii xoogaysanaya.   Musuqmaasuqa iyo laaluushyada ay qaataan ayaa mararka qaar Sababa in ay isku khilafaan gudomiyaha iyo xoghayaha fulintu. Maaha wax la qarin Karin karo habacsanaanta iyo masuuliyd dararad maamulka dawlada hoose, maxa ka makhraati kacaya qashinkan meel walba tuulan magaalada dhexdeeda iyo sidoo kale wadooyinka xidhmay ee xaafadaha dhexdooda iyo kuwa soo gala suuqyada magaalada. Sikastaba ha ahaatee waa maamulxumada manta wajaale ka jirtaa waa mida keentay in ay bulshadu sida fiinta uga qaylyaan.Gabagabadii waxa is waydiin leh sababta wasaarada arrimaha guduhu wax  uga qaban la,dahay dhibaatada ka jirta magaalada degmada Tog-wajaale iyada oo dhanka kale ku hawlan maamul daadajin ay wado in ay ku wanaajiso adeegyada bulshada loo hayo. 

Wariye: khaddar cabdi c/laahiKhadardhaylo1@gmai.com                                                                                           Wajaale Somaliland.

· abdi on September 14 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired