Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Taladii,Tamartii iyo Fikirkiiba wuxuu inagaga dhamaaday wareejinta haamaha shidaalka,

 

taladii,tamartii iyo fikirkiiba wuxuu inagaga dhamaaday wareejinta haamaha shidaalka,dhaxal joojinta dekeda berbera,iibinta buurta gacan kibaax ta simoodi,iyo wershedaha laydhka ee berbera iyo hargaysa.
    sasoo ay tahay hadana waxaan jecelnahay maalgashi caalami iyo mid muwaadin oo dalka wax ka qabta si loo helo shaqooyin bulshada anfacda yar iyo waynba,dumar iyo ragba,siyaasi iyo siyaasi kalkaalba aad ayaa loogu mashquulayarintaas oo weliba ka darani si lafjab iyo colaad hurina loogu hawl galay,mucaarid iyo muxaafid mid waliba dhankuu dantiisa ka akhrisan karayay ayuu ka maray ama ka eegay,dadkuse kamay fiirsan ee dhawaaqa toliimo ayuun bay raaceen,mana aha ummad nolosheeda u xor ah.
            hada eeg mitidku waa kuldad iyadu isu aragta in waxay dhawraysaa uu yahay danta dadka,kuwa kale eee subaga taladu ka muuqdaa iyana waxay isu arkaan in xaqiiq lagu noolaado,oo waxaan xukuumadu qaban karin aan laga daydayin ee danta dadka iyo dalka looga wareego hadba sidii ay wax ku sii socon karaan.waa yaab labadaa iyamaa saxsan ma ka hada isagu darka kuududa ee rakaada ku kowkabay;mise kan kiiqa iyo hashan qalan hilbaheeda qarka dheer ay uga muuqato,
       Marka laga yimaado kala ridashada iyo kala kacsiga kursiga waxaa bxaqiiq ah in mid waliba uu jecelyahay danta dalkan iyo dadkan,waxaase lagu kala duwan yahay laguna kala durugsan yahay waa habkii iyo hanaan kii lagu kala hantiyi lahaa,sida dhabta ah mid hadaaba qowlalada uu subag xunbo lamoodo uu ka dhereg dhiijinayaa,midna basaasta wejiga iyo dibnaha qolfaystaa gelinaya dadaal iyo tacab si ay yurta ugala hadhaan,
             Bal eeg tusaalahan yar,hada ka hor kulmiye aad wuxuu balan qaadadiisii ka lid ahaa inuu total ka qaadayo kaydka haamaha shidaalka,waanu ka qaaday,in haamaha cid lagu wareejiyo may garan waayin marka la eego danteena iyo dhaqaalaheenaba dawladihii cigaal iyo rayaale oo iyagaa totalba u ogolaaday,balse maxaa soo kordhay hada oo siilaanyo dib ugu celisay ka hor shan sano in dib haamaha shicib loogu meheriyo? iswaydiinta su'aashaasi waxay kuu  soo saaraysaa in ay jiraan wax qofka ka qarsoon inta uu talada qasriga uu banaanka ka joogo markuu ku guulaystona ay wax waliba sidii uu u watay ay iska bedelayaan,waan hubaa cidna waydiin maayo in mucaaradku hadii uu talada yimaado uu ku dhaqmi doono hanaankaa?waayo dowladnimo cidna kama farxiso,dowladina waa dowlad,oo jamaal cali xuseen hadii beri loo doorto madaxwayne ma ogolaan doono in cigaal airport dadku ay dhex maraan sida laga hayo,cirona sidoo kale ma aqbali doono gudoomiye mucaarad barlamaan ah siduu maanta yahay waana xaqiiq dhamaantood inaanay yeeli doonin madal wada tashi iyo urur jiidali toona,base hadana mucaaradnimadu maaha in aad u dhaqanto hanaan muxaafad taana iyaga waan ku gar siinayaa,dhamaantiina muxaafad iyo mucaarid waxaad ku tihiin waa dhismaha iyo haybada jamhuuriyada somaliland hadaad taa ilaashan waydaan cidna kama xigi doontaan xilalka aad haysataan.
                        ALLAA MAHADLE
                  Maxamed Yaasiin Maxamed Ilkacase​
                        mymnaleye@hotmail.com

 

· ifraax on September 24 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired