Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Munaasibadda ciidul odxa iyo murti kale.

Bismillaahi Arramanirraxeem.  dammaan ummadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.

Ummdda muslimiinta guudahaan, gaarahaan reer Somaliland waxaanu ku hambalyeynayna munaasibadda ciidul Adxa ee barakaysan annaga oo Allaah uga baryeyna in uu khayrkeeda inna siiyo ,sanndaka sannadkiisa bashbash iyo barwaaqo lagu gaadho,dalka Somalialnd oo aqoonsi caalamka ka hela,inta xanuunada ka cabanaya in uu caafiyo,kuwa dhibaatooyin la soo derseen in uu ka dul qaado,nabadgelyada oo waarta,colaadaha oo ka joogsada inta ay hayso.


Annaga oo ka faa,iidaysanayna minaasibaddan waxaanu  taabanayna dhawr arrimood  kuna wajahan dawladda Somliland iyo shacabka arrimahaas oo kala ah:

Arrinta Banka Qoolcaday ee dawladdu damacday in ay seero ku xidho,dadka deegaankana laga raro waxaanu cidkasta oo arrintaas lugta kula jirta u soo jeedinayna in la tix geliyo rabitaanka dadka reer somaliland ee deegaanka Alla ku beeray ee aan ka xigtaysan xooladhaqatada deegaannada kale uga yimaaddo marka raxmaadka ilaahay ugu shubo,meeshana laga saaro jujuub iyo xoog ciidan ee lala yimaadda wax isu sheeg iyo is qancin dadka reer Somaliland waa dad dun wanaaagsan wada tashina ku dhaqma,waxaanu dhinac walba uga digayna in ay taladu faraha ka baxdo is fahanna wax kasta lagu dhammeeyo.

Ilaalinta hantida shacabka 

Waxaa lama huraan ah una xil saaranatay dawladu ilaalinta danta guud iyo hantida shacabkooda doorahsada xalaasha ah ku soo saaray,dawladi waxay dawlad ku tahay shacab oggol,shacabkuna wuxuu qiima leeyahay markay dawladu daryeesho,dalkuna wuxuu dal ku yahay labadaas oo is oggol arrintaas waxaa masuuliyadeedu ka saarantay inta xilka dalka ka haysa shacabkana waxaa ku waajib ah in ay ilaashadaan dawladdooda daryeesha iyo nabadda dalkooda oo laga wada shaqeeyo.


Waxaanu si buuxda uga soo hor jeednaa in madaxdhameedka jeelasha lagu xabbiso,madaxdhaqameed waa madaxii beelaha reer Somaliland waxaanay la mid tahay haddii jeelasha lagu guro in beelaha madaxa laga dilayo,kuwa xidhayaana sharaf dalka ku yeelan maayaan,waxaanu leenay milgaha madaxdhaqmeedka yaan lagu tuman,sharaftoodana ha la wada ilaaliyo,dawladduna ceeb ha ka dhawrsoonaato.

Reer Somaliland ma aha dad kala aargoosta dan keliya ayey wada leeyihiin ee dalka aan wada toosinno wixii ka qallaacan yaan la isku qoonsan

 

Guddoomiyaha jaalliyadda UK,

Beesha badhtamaha ,koonfurta

iyo bariga Hargaysa.

Ahna guddoomiye ku xigeenka 

ururka Gaaroodi

Deeq Cabdi Digale

 

· xaaji on September 25 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>