Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maxamed Biixi Yoonis MABUU WAYNAYN EE WUU ISLA WAYNAA Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed Ilkacase

Aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban,waagii berya iyo gabalkii dhacaba waxaad la kulmaysaa wax kaa fajiciya,waa yaab iyo yaabka yaabkii markaad aragto qof aad aqoon iyo cilmi aad bidayso balse kaa hooseeya oo aad dhaqan iyo samir ahaan aad adigu kaga sidato,bal eeg maxamed biixi yoonis wuxuu ahaa laba cisho ka hor wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada,waxaa u doortay xilkaa madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland oo u gartay kadib markuu u arkay inuu u qalmo xilkaa hagina karo aqoon ahaan iyo waayo aragnimoba,waxaanu ka dhignaa magacaabistiisii sidii ciyaartoy khatara oo uu qarankani uu soo iibsaday,aad ayaa loogu wada farxay si niyad sami ahna waa ay u soo wada dhaweeyeen bushada reer somaliland hase ahaatee MABUU WAYNEENE WAYSLA WAYNAA,
             wuxuu inoo sheegtay aqoon aad u faro badan oo ay budh duul u tahay jaamacada Hadvest University,iyo qaar kaloo badan waxaanu u dheer waayo aragnimo badan iyo inuu la soo shaqeeyey xoghayaha jamciyada quruumaha ka dhexaysa ban kii moon oo uu sawirkuu la soo galay ahaa albaabkuu naga soo galay,iyo ka shaqayntiisii daafuur iyo xeryihii qaxootiga reer sudan,intaasba waa sumcada keliya ee uu ku helay kalsoonida madaxwayne siilaanyo ugu magacaabay wasiirka arimaha dibada,si kastaba ha ahaatee Biixi mudo gaaban ayuu ahaa wasiirkaasi waana inta uu dalkaba joogay mudadaasi,isla iyo intaas yar ee gaaban ayaanu ka mid ahaa golaha dhexe ee kulmiye,waxaanay u saamaxday inuu noqdo musharax madaxwayne ka dhex ordaya xisbiga kulmiye dhexdiisa,waa siduu hadalka u dhigee,balse maxaa ka danbeeyey.
             XAAJO NIMAAN OGAYN INDHUHUU KA RIDAA ninkii aqoon la biday wuxuu qaranka iyo umadiisaba uu ku soo kordhiyey Burburin iyo in uu la yimaado qaran jebin qorshaysan oo ay mar keliya shaqada iska casilaan in ka badan 18 wasiir wasiir ku xigeeno,safiiro iyo agaasimayaal,ninka inqilaabkaa foosha xun maatida iyo dadka reer somaliland ee colaadaha ka soo doogay u quudhay ma yahay mid aqoon loo nasbeeyo,mase yahay nin maanta umada isku wadkeeda iyo hogaankeeeda lagu aamini karo,
       Dadka reer somaliland way yaqaanaan sida loo jirabo madaxdooda iyo hadba qofka ay wax u dhiibanayaan,waxaanay qiimeeyaan hadba samirka,daacada iyo isku kalsoonaanta uu leeyahay masuulkaa hankiisa la soo shirtagay, ogowna ina biixi yoonisow in qof walba oo koonka saarani uu leeyahay han siyaasadeed,balse lagu kala hor maro garashada iyo fahanka ay bulshadu ka qaadataa,adigana waxaan ka xumahay in caqligaagii sida kale uu u shaqeeyey,hada ayaadna mujaahidowdeen adiyo wadaad Samaale waxaanuse idiin sheegaynaa ummadu COD AYAY BIXINAYSAA EE DHIIG CIDNA SIIN MAYSO,ninkii shaani iyo wax ka wayn hayowna ha soo ilaawin maryahaagana ee hore u soo qaado.
          Qarankani lugihiisa si quman oo adag ayuu isugu taagay cid looga baqayaana maanta ma jirto mana na cabsi gelinayso wasiiro iyagu danahooda u shaqaysanayey oo is casilaa,waxaase keliya oo ay meeshoodii u baneeyeen rag iyaba muwaadiin ah una qalma inay qaranka u shaqeeyaan,
         MADAXWAYNAHANA WAXAAN LEEYAHAY HANBALYO MADAXWAYNE BAGAAD GAFANAYAASHA WADADA U TUSTAY,SI WANAAGSANA WAAD YEESHAY EE CIMRIGAA HA JIRO
                            WA BILAAHI TOWFIIQ
                                                      ALLAA MAHADLEH

                                           Maxamed Yaasiin Maxamed ilkacase
                                                                mymnaleye@hotmail.com

· xaaji on October 30 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>