Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Barakacayaasha Badweynta Siyaasada Somaliland Ee Sanadka!

Badanaa  Masiibooyinka Bulsho ku keena inay ka barakacaan Dalkooda gudihiisa una hayaamaan isla meel kamid ah dalkooda sida Dagaalada iyo Masiibooyinka dabiiciga ah waa mid saamaynteeda leh. Bulshada Barakacdaa waxaa ku dhaca dhibaatooyin badan oo kala duwan, islamarkaana waxay culays ku keenaan degaanada ay kusoo barakaceen iyo dalka gud ahaanba. Gurmad dagdag ah ayaa loo gala si  Hu’ iyo Raashin loogu baadi doono Hay’adaha Caalamiga ah ee arintani khusayso , haddii markaasi dhibaatooyinkaa ay kasoo barakaceen xalilmo dib ayay ugu noqdaan degaanadoodii, haddii kale waxaa loo raadiyaa daganaanshiyo mudo dheer ah.

Haddaba,  Bulsho barakacday hore usoo aragnee  Siyaasiin Barakacdayna  hadaynu u wada joogna , waa  Barakacayaasha Garabkii Isbahaysiga Mucaaaridka kulmiye  iyo Xulafadoodii Xilalka  Xukuumada ka hayey  ee iska casilay, ee ay haleeshay Hasiimaddii ama Jabkii ay kala kulmeen Loolankii Xisbiga ee mudada socday oo aakhirkiina keenay inay jabaan oo ay ka barakacaan halkii ama goobtii ay difaacanayeen ee ay ku loolamayeen.

Mida kale, waxaynu ognahay Culaysyada Siyaasadeed iyo Dhaqqaale ee Dalka Saameeyey sanadahan u dambeeyey taas oo ay sababtay raadkaa lagu kala calaf-qaaday ee Musharaxnimada Xisbiga Kulmiye ee doorashooyinka inagu soo foolka leh .

 Sidaa awgeed,  maadaama oo ay  ganafka ku dhufteen  baaqii iyo wanaagii uu u diray Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ee isku soo dhawaanshiyaha ahaa , waxaa inala gudboon inaynu Gurmad degdeg ah u galno si loogu helo meel ay salka dhigaan taana iyaga Hay’ado wax loo waydiin maayee waxaa halkii hay’adaha u taagan Asxaabta mucaaridka WADANI IYO UCID . si noloshoodii iyo deganaanshiyahoodii siyaasadeed  usoo noqdo sidoo kalena Xiisadaha Siyaasadeed ee Dalka lulay  ay u degaan, waxaanu si naxariis leh codsi ugu diraynaa Asxaabta Mucaarid ee Dalka inay albaabada u furaan Barakacayaashaa Siyaasadeed kuna soo dhaweeyaan inay ka mid noqdaan.

Wabillahi tawfiiq

Cabdirasaaq Askar

Hargeysa, Somaliland

 

· ifraax on November 18 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>