Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xirsi Cali X. Xasan iyo Wefti uu Hogaaminayo oo loo diiday ka qayb galka shir Caybana ka socday.

Caynaba (Hargeysa Online) Wafti Baladhan Oo Uu Hogaminayay Wasiirkii Hore Wasaradda Madaxtoyada Somaliland Xirsi Cali Xaji Xasan Oo ka Mid ahayeen Xildhibano ka Tirsan Golaha Degaanka Degmada Burco ayaa Maanta loo Diiday inay ka qayb-galaan Shir Beesha Yoonis Cabdiraxmaan Ee Habar Jeclo uga Socday Magalada Caynaba Ee Gobalka Saraar.

 

Wasiirkii Hore Madaxtoyada Xirsi Cali iyo Waftigaasi ayaa Ciidamo Boolis ahi ay ku hor istageen istabta amaba kaantoralka Magalada Caynaba Waxaanay Ciidanku Booliska Ee Waftiga is Hortagay ay Shegeen inay qabaan Amar uga Yimi Hogaankoda sare.

Waftigani ayaa Markii ay Mudo ku Xanibnayeen istabtaasi ayaa Waxa Marki danbe Ciidanka Joogay istabtaasi lagu soo amray inay waftiga Fasaxaan una Ogaladan inay ka qayb-galaan Shirkaasi.

Xildhiban Nuux Maxamed Xuseen Oo ka Mid ah Xildhibanada Golaha Degaanka Degmada Burco Oo la soo Xidhidhay Shabakada Caalamiga ah Hadhwanaagnews ayaa u Xaqijiyay in Waftiga Uu Hogaminayay Wasiirkii hore Madaxtoyada Loo Diiday inay ka qayb-galaan Shirkaasi.

Dhinaca Kale Wararka Soo Gaadhay Shabakada Caalamiga ah Hadhwanaagnews ayaa Shegaya in Markii ay Waftigu Gadheen Madashii Shirka Uu Goobtasi Waftiga Xirsi Cali Xaji Xasan ka Raali Galiyay Qaabkii ay ula Dhaqmeen Ciidamadu Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Jeclo Suldaan C/Laahi Suldaan Cali

Ugu Danbayntii ilaa imika lama Garanayo Sababta Keentay inay Xukumadu u Diido Waftigaasi inay ka qayb-galaan Shirkaasi Maadama oo ay iyaguna Shirkaasi ka qayb-galeen Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Waliba Gudomiye ku Xigeenka Xisbiga Mucaradka Wadani.


Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

 

· abdi on January 09 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired