Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Somaliland oo ka Arinsanaya sidii xal looga gaari lahaa qiimo dhaca Shilinka Somaliland.

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Kulan la yeeshay masuliyiinta kala duwan ee dawladda si wax looga qabto qiimo jabka ku yimid Shiling Somaliland, isla markaanaa kor loogu soo qaadi lahaa. Shirka waxaa isugu yimi dhamaaan golaha wasiirada,

 

 

agaasimayaasha guud, maareeyaasha iyo taliyeyaasha ciidamada kala duwan, waxaanu madaxweynuhu ku adkeeyey sidii xal waara loogu heli lahaa in la fadhiisiiyo sarifka lacagta Shiling Somaliand ah loona dhigo halkii dollar in lagu sarifo qiimo dhan lix kun iyo shan boqol oo Shiling halka uu imika ka marayo toddoba kun iyo sideed boqol shilling Somaliland. War-saxaafadeed laga soo saaray ujeedaddda kulankaasi oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxweynaha Xuseen Deyr ayaa u qornaa sidan “Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa Qasriga Madaxtooyada shir muhiima ah oo balaadhan ugu yeedhay dhammaanba madaxda qaybaha ay ka kooban tahay Xukuumaddu, kuwaasoo kala ahaa Xubanaha Golaha Wasiirada, Agaasimeyaasha guud, Gudoomiye-yaasha & Maareeyeyaasha Hay’adaha madaxa bannaan ee Xukuumadda, iyo Taliyeyaasha qaybaha kala duwan ee Ciimada Qaranka. Shirkan waxa ay ujeedadiisu ahayd in war-bixin laga dhagaysto Guddidii uu Madaxweynuhu u saaray (03.12.2015) inay xog buuxda ka soo ururiyaan sicir-bararka dalka ka jira, isla markaana ka soo talo bixiyaan wixii arrintaa lagu xallili karo. Dhinaca kale, dulucda shirku waxay ahayd in Xukuumaddu ay ka wada hadasho doorka kaga beegan kor u qaadidda kalsooonida, aaminaada iyo isticimaalka lacagta Shilinka Somaliland iyo ka hortagga qiimo dhaca lacagta Qaranka Somaliland.” Qoraalkaasi madaxtooyada oo lagu warbixinayo ujeedadda kulankaasi waxa lagu yidhi “Furitaankii shirka Madaxweynuhu wuxuu masuuliyiinta Xukuumadda u sheegay in dal kasta uu leeyahay Calan iyo Calaamad u gaar oo dunida lagaga dir sooco. Astaamaha Qarannimada JSL waxa ka mid ah lacagteenna taasoo ah Shilinka Somaliland, sidaa darteedna ay Dawlad ahaan waajib inagu tahay in la ilaaliyo Qiimaha lacagteena. Madaxweynuhu wuxuu si adag u sheegay in ay tahay wax laga xumaado in aynu ummad ahaan ku kalsoonaan weyno lacagtii Qarankeena, oo xataa shaqaale weynihii iyo madaxdii Dawladdu ee mushaharka ku qaadanayey ay isticmaali waayaan lacagta dalkeena ama ay ka door bidaan lacag qalaad. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in arrintaasi tahay mid aan la aqbali karin oo aan dib loogu dulqaadan doonin. Sidoo kale, Madaxweynuhu wuxuu masuuliyiinta Xukuumadda u sheegay in isticmaalka, qiime u yeelidda iyo aaminaada lacagteenu ay tahay tallaabada iyo yoolka ugu mudan ee ay Xukuumaddu hiigsanayso sidii loo xaqiijin lahaa sannadka 2016-ka. Fulinta iyo hir gelinta qodobada iyo talooyinka ay soo jeediyaan Guddida talo-bixinta sicir-bararku waa siyaasad Qaran oo u baahan in si buuxda oo dhammaystiran la isu garab taago. Sidaa darteed, Madaxweynuhu wuxuu masuuliyiinta sare ee Xukuumadda ku adkeeyey inay hormuud ka noqdaan meel-marinta go’aamadaasi, kuwaasoo dabagal lagu samayn doono.” Dhinaca kale, maalinta Sabtidda ayaa madaxweynuhu la ballamay ganacstadda si ay qayb uga qaataan fadhiisinta qiimaha lagu sarifo lacagta Shiling SOmalilnad, isla markaana shirkadaha lacagtii ka dhigay electaroonigana lagu amrey inay halka dollarka lagu bedelo Shiling Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa khudbad sanadeedkii uu ka jeediyey labadda gole baarlamaana wacadku maray inuu kor usoo qaadi doono qiimaha Shiling Somaliland, isla markaana hoos u dhaca lacagta ku sababeeyey dadkii oo aan isticmaalkiisa ku badnayd iyo shirkadaha Elektarooniga ka dhigtay oo qayb weyn ka qaatay hoos u dhaca lacagta meeshana ka saaray shilling wareegi lahaa. Si kastaba ha ahaatee, waxa kala korey shirkadihii ganacsig aiyo dawladnimadii, iyadoo inta badan ay sarifka maamulaan shirkadaha sarifka oo qiimaha jara, halka ay ka ahayd in Baanka dhexe qiimaha sarifka uu jaro ama gooyo, wayna adag tahay in wax laga qabto sicir barar kasta oo yimaadda inta ay shirkaduhu ka awood badan yihiin dawladda, isla markaana qiimo kasta iyagu jarayaan. -

Hargeysa Online

 

· abdi on January 22 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired