Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Jaaliyadii Somaliland Ee Dalka Belgium oo Hog Dheer Ku Dhacday 23/01/2016.

Markii  aan aad  ugu kuur galay arimaha jaaliyada somaliland ee dalka belguim ka dhisan waxaa isoo baxdey in shirkii lagu qabtey  brussels inuu ahaa shir xaaraan ah oo dadka ku nool dalka belgium aanay isku raacsanayn sababtoo ah dadku waxay gudoomiye ku doorteen sandkii 2014kii xusseen barkhad oo ay  u aqoonsanyihiin inuu gudoomiye yahay ilaa inta laga gaadhayo xili mudeedkiisi.

 Halkaas oo ay iskugu yimaadeen dad aan jaaliyada ka ahayn gudi iyagoo kusii doortey godoomiyihii markii horeba xilka lagala wareegey isagoo gudoomiyahaasi iskii iskaga wareejiyey oo 

aaney jirin cid ku khasabtey inuu wareejiyo markii uu waayay cid la shaqeysa ,


Waxa kaloo wax laga xishoodo ah in gudoomiyaha hada talada haya ee  jaaliyada s/land   oo aan dhameysan xili mudeedkiisi in lagu xaq dhawri waayay sidii kuwii hore oo kale .

 Ayaa waxa halkaa inooga cadaatey in  dhawr nin oo iska dhex arki waayay shaashada jaaliyada s/land ee belgiumka ay iskugu yimaadeen shir aanu gudoominayn gudoomiyuhu  oo aanay isku waafaqsanyn jaaliyada reer somaliland, 

Taas waxaa sii dheer nimankaa shirka qabsadey waxaa loo soo jeediyey iney shirka  waafajiyaan xeerarka u yaala jaaliyada iyagoo ka dhago adeygey talooyin losoo jeediyey .


Hadaba dadka ku nool dalka belgiumka waxaa la gudboon iney dhinac uga soo wada jeestaan 15kan qof  ee baal marey xeerkii jaaliyada u yaalay,

guntii iyo gabagabadii

waxaanu 15kaa qof u aqoonsanahay iney yihiin niman iskood isku cumaamadey,

waxa kaloo gudoomiyaha jaaliyada somaliland  ugu baaqayaa inuu shir dagdag ah iskugu yeedho cid kastoo danaynaysa in jaaliyadu ahaato jaaliyad la jaan qaada jaaliyadaha dalalka kale ka jirta.


wabillaahi tawiiq 

by siciid shukri abdi...

 

· abdi on January 31 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>