Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Qarax Khasaare Sababay oo Maanta lala eegtay Maqaayad ku taalla Magalada Mogdisho.

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku geeriyooday, shan ruux oo kalena way ku dhaawacmeen, Qarax goor-dhow lala eegtay maqaayad laga cunneeyo oo ku taalla agagaarka isgoyska Beexaani.

degmada Shibis ee Gobolka Banaadir. Wararka hor-dhaca ah ee kasoo baxaya Weerarkan ayaa waxay sheegaya in qaraxa uu ahaa is miidaamin si toos ah loola beegsaday maqaayadan oo lagu magacaabo Rajo, iyadoo dad goobjoog ah ay sheegeen in dadka ku dhintay qaraxan ay ku jiraan caruur isugu jiray kuwa gaadiidka dhaqa iyo caseeyayaal. Sidoo kale, Dad goob-joogayaal ayaa sheegay in Qaraxan uu dhacay xilli ay ku sugnaayeen maqaayada dad badan oo ka cunteynayay, iyadoo aysan illaa hadda jirin cid sheegatay inay mas’uul ka tahay weerarkan. Qaraxa kaddib, ayaa waxaa goobta gaaray gaadiidka gurmadka deg-degga ah oo halkaas ka qaaday dadkii dhaawacyadu kasoo gaareen weerarkaan, Waxaana sidoo kale goobta gaaray ciidammo ka tirsan kuwa dowladda Somalia. Dhanka kale, Ilaa hadda ma jiro wax warbixin ah oo ay hay’adaha amniga dowladdu kasoo saareen qaraxan, iyadoo Weerarkan uu ka mid noqonayo kuwii maalmihii u dambeeyay ku soo kordhaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

 

Hargeysa Online

 

· ifraax on April 09 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>