Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wasaarada Boosaha iyo isgaadhsiintu miyaanay ushaqayn sida wasaaradaha kale ee Somaliland mise way ka duwantahay?

Somaliland oo  hada  25 sano  jirsatay   iyada oo in taa ay jirtay  ay is ka soo badalayeen  maamulo kala duwan ,maa muladaas  oo mid kastaaba  siyaasadiisa  uu watay . markii  danbana  waxa  isa soo badalyey  Xisbiyo  doorashadii  udanbaysayna  waxa  is badalay  labada xisbi  ee  kulmiye  iyo udub  oo iyagu  laba jeer is badalay.


Hadaba  in tan dawlada kulmiye  ee madaxwayne  axmed maxamed  maxamuud siiraanyo talada   dalka qabsaday , waxa yimid isbadalo farabadan oo dhinaca dhaqaalaha  ah dhinaca maamulka ah iyo mooralka  shaqaalaha oo kor usoo kacayba , taas oo aan qofna dafiri Karin qofkii dafirsana waxan lee yahay  (cadceed  sacab laguma  qarin karo).

 Hadaba iyada oo  ay jirto  arimahaa  aan soo sheegnay ayaa waxa jirta in wasaarada Boosaha iyo is gaadhsiintu  ay  ka nidaam duwan tahay waxaa wanaag aan soo sheegnay oo dhan aanay  haba yaraatee  aanay  kaba jirin  wasaarada   Boosaha iyo is gaadhsiint.

1.     Waxay ka mid tahay wasaaradaha  ugu shaqaalaha yar  hadaanay ahayn ta ugu shaqaalaha  yar iyada  oo  sidaasi  ah wasaaradaasi  intaa yar  ee shaqaalaha ah ee  ay wasaaradaasi  maamushaa  waa  shaqaalaha   ugu  mooraalka xun marka loo eego shaqaalaha kale  ee kashaqeeya wasaaradaha kale ee Somaliland , haba yaraatee  ma jirto dhamaan gobolada Somaliland  isku duwayaasha  ujoogaa  midkali  ah oo xafiis  hagaag san leh  ,mid kali ah  oo gaadiidleh markaad  lasheekaysato  aad  ayaad  uga naxaysaa shaqaalahaa mooraalxumada haysata.

2.     Waxa  in taa  usii dheer   dhamaan shaqaalaha kale  ee  Somaliland   mushaarkooda  waxay  uhelaan    si   bile  ah ama waarankuba  wuxu  kuyimaadaa  sadex bilood le  wax laga  wal walana ma  aha  qof kastaaba  waa uu helaa mushaarkiisa marka laga reebo shaqaalaha tirade yar ee ushaqeeya  wasaarada  Boosaha  iyo  is gaadhsiinta , shaqaalahaasi  uma  helaan  intaayar ee mushaharka ah ee ay qaataan sida  wasaaradaha kale  ee Somaliland ,waxa jirta  in aanay wax mushaar  ah qaadan muddo  lix bilood ah  mar mar  , hadadan aan joogno afar bilood wax mushaar ah  ma hayaan    sababtaasi  waxa ugu wacana   waa maamul xumo  ka dhax jirta shaqaalaha  sar sare   ee  wasaarada, wasaarada ayaa  ah mid isku dhex daad san  oo aan wax nidaam maamul  shaqabaaan ku lahayn

3.      Waa maxay sababta wax looga  qaban la, yahay  dhibaatadaa  cuqubadeeda  leh   ee ka jirta,  madax wayne  miyaad  ilawday  wasaaradan   mise warba uma  haysid   bal  dib  milicso  waxa ka jira wasaaradan  iyo sida  ay  udayacan yihiin   shaqaalaheedu.

Lasoco  qaybaha  danbe   oo aan kaga  hadli doono    dhibaatooyinka   ka dhex jira waraarada dhexdeeda.

 

 Qalinkii:Ruqiya   ibraahin     Cismaan

 

· abdi on April 12 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired