Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dooni ku Qaraqantay Badda u Dhaxaysa Masar Iyo Italy oo ay ku Geeriyoodeen 460 qof .

Qahira (Hargeysa Online)Alle ha unaxariistee Waxaa shalay ku Geeriyooday Badwaynta Mediterranean-ka ee uu Dhaxaysa Masar Iyo Italy Dad Gaadhaya 460 qof oo Uu Badnaa Ubaxi Gobolka Togdheer Iyo Hargeisa.

Doon siday tahriibayaal badan  isla markaan Laba Todobaad Ka Hor ka baxday magaalada Alexandiraya ee dalka Masar ayaa waxay ku dhacday Biyaha Udhexeeya Giriiga Iyo Talyaaniga  Waxaana La Sheegay In Doontani Ay Ka Shiraaqatay caasimada labaad ee dalka masar Ee Alexandria oo ah meesha inta badan ay ka baxaan doon yahay tahriibka ee ku siijeeda dalka Talyaaniga.

 

Ku dhawaad 460 Qof oo ah dadkii ka tahriibay Dalka Masar ayaa Ku Geeriyooday Badweynta. Kadib markii ay isku dhaceen, Doonta Dadka Waday iyo Laash ka mid ah. Kuwii usoo gurmanayey tahriibayaasha, Doonta waxaa saarnaa 500 oo qof dad ka badan

Halkan hoose ka akhri qaar ka mid ah dadkaas Somalilada ah ee ku jiray muhaajirintaas ku naf waayey  doontaas xalay ku degtay  bada

  • axmed shuuriye iyo Xaaskiisa AHN (Burco )
  • cismaan cabdi wali shagaxle AHN (Burco )
  • baashe farax jamac AHN (BURCO)
  • mukhtarCiise AHN (BURCO)
  • maxamed faroole AHN
  • ciise Cali AHN
  • Ahmed aadan AHN
  • ayman AHN
  • Koos Xuseen Cali AHN (BURCO )
  • khadra AHN
  • farduus burco AHN (BURCO )
  • ruqiya adiris AHN
  • 1maxamed mire AHN
  • Cawaaale warsame sandool oo ahaa saxafi ka wakhti xaadirkaa ka shaqayn jiray qaar kamida idaacadaha muqdisho.
 

Hargeysa Online

  

· ifraax on April 17 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>