Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Akhri Xog Sir Ah Oo Cali Xoor Xoor Ku Saabsan Iyo Doorkii Abaal Darada Ahaa Ee Dagaalkii Sokeeye.

Maareeyaha dekadda berbera Md cali xoor xoor oo ciidan boqol nina oo hubaynsan u diyaariyay inay dagaal ku qaadaan deegaanka ceel gerde oo beesha degta ee habar jeclo dekad macmala ka dhisanayso.


Hase yeeshee taasoo beesha ciise muuse ay aaminsan tahay in beesha habarjeclo ay karti iyo awood dhaqaale u leedahay inay dekadaa ka dhigi karto mid shaqaysa oo albaabada u laabta dekada barbara oo beesha ciise muuse somaliland inteeda kale iska xigsiiso,

Sidoo kale waxaa la og yahay doorka isticmaal ee ganacsatada waawayn iyo kuwa dhexe ee beesha habar jeclo ka soo jeedaa ay ku leeyihiin dekada barbara.. waxaa iyana dhinacooda dareenkooda qaba beesha habarjeclo oo in badan u dulqaadatay hagar daamooyin iyo xad gudubyo kaga iman jiray beesha ciise muuse kuwaasoo gaadhay inay isku dayaan inay xitaa duudsiyaan xaqa deegaan ee ay ku leeyihiin gobolka saaxil iyagoo leh dhul ahaan deegaanka ugu balaadhan ee baaxada dhulka uu ku fadhiyo gobolka saaxil kuna leh labada degmo ee xagal iyo laasciidle,

Dhinaca kale dhul xeebeed dhan 170 km ka bilaabma batalaale, siyaara,raas xatiib,kimbidha, raas falxuun, ceeldaraad,raascuud,raas xamra ,Karin iyo laas muuse oo ah xadka gobolka saaxil iyo sanaag ee dhinaca xeebta.

Waxaa iyana xusid mudan in 1992 gii ay beesha ciise muuse habarjeclo bariga barbara magan ugu ahayd markii ay habar yoonis iyo maamulkii cabdiraxmaan tuur barbara ka qabsadeen ciise muuse ka dib dagaal sokeeyo uu dhex maray halkaasoo habarjeclo magaalada dhinaca bari gacanta ku haysay ciidankeeduna ku sugnaa cisbitaalka xooga, xaga ganacsigana maadaama magaladu faran dagaal ahayd la adeegsan jiray dekadaa dabiiciga ee ceel gerde! iyadoo isla xiligaa beesha habar yoonis ay ilaa iminka gocato in berigaa ay habarjeclo uga hiilisay beesha ciise muuse waloow markii danbe oo mudo 8 bilood iyo badh laga joogo dagaalkii lagaga gacan sareeyay maleeshiyadii habar yoonis ay marin u noqotay deegaanka bariga barbara oo ay habar jeclo magan gelisay firxadkii habar yoonis taasoo ay taariikhda gashay in habar jeclo si gobonimo leh u guryo gaysay dadkii ka maato baxay barbara iyo ciidankii iyo hubkoodiiba iyagoo bad qaba magaalada burco.

Hadaba beesha ciise muuse yaanay idinku soo bixin odhaahdii ahayd 20 jir ciise muuse ee aan xaasidka ahayni waa Garac. maxaa idinku kalifaaya in dadka deegaankoodi horumarsanaya aad ximisaan? ma abaal la'aantiiba xaasidnimo ku daraysaan ma xaqirnimadiibaa masayr idiin raacay. iimaansada dekadiina barbara ,haamihiina shidaalka,warshadiina sibidhka.

Ugu Dambeyntii dilkii taliye casayr Ayaan ilaa hadda wax natiijo ah ka soo bixin hase ahaatee madaxdii dilkan qorshaydan oo maareeye cali xoor xoor ka mid yahay aan ilaa hadda wax arin ah xukuumaddu ka gaadhin, waxaana isa soo taraya in mudane cali xoor xoor mar labaad qorshaynayo ciidan uu fan gareeyey oo si hoose loo guneeyo isla markaana lala rabo dekadda ceel gardi oo hadda la dhisi doono.

Hargeysa Online

  

 

· ifraax on April 23 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>