Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Shiikh Shariif oo Jabuuti kula Kulmay C/weli Gaas iyo Siilaanyo.

Shariif Sheekh Axmed oo booqasho ku jooga wadanka Jabuuti ayaa kula kulmay Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo kan Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas.


Labada dhinac ayaa waxay ku kulmeen hotelka Kamdiski oo ay kawada deggan yihiin magaalada Djibouti waxaase la garanayn waxyaabihii ay ka wada hadleen oo aanan si cad loo helin.

Sidoo kale, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan kale oo ay albaabada u laaban yihiin waxaa uu Kambiski Hotel uu kula yeeshay madax-weynaha Maamul goboleedka Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas wax yar un kadib markii uu gaaray magaaladaas Jabuuti ee Wadanka Jamuuriyadda Jambuuti .

Shariif Sheekh Axmed ayaa wuxuu caasimadda Djibouti uu u tagey sidii uu Axadda maanta  ah uga qeyb geli lahaa caleemo-saarka madaxweynaha Jamhuuriyadad Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Madaxweynihii Hore Shariif Axmed ayaa maalmihii ugu dambeysay kusugnaa magaalada Abu Dhabi ee xarunta wadanka Isu-taga Carabta, ayaa habeenkii Jimcaha uga sii tallaabay dalkaasi Jabuuti.

Hoggaamiyihii hore ee Soomaaliya waxaa garoonka Djibouti kusoo dhaweeyay wasiiro iyo xildhibaano katirsan xukuumadda Ismaaciil Cumar Geelle.

Iyadoo la hadal hayo in Shariif Sheekh Axmed uu sanadkan yahay musharax u taagan madaxtinimada dalka soomaaliya in kale waloow ilaa hadda aan laga maqal inuu musharax yahay.

Shariif Sheekh Axmed ayaa xilka madax tinimada dalka ku wareejiyay Xasan Sheekh Maxamuud markii uu kaga guuleystay tartankii doorashada madaxtinimada Soomaaliya 10-kii bishii September 2012 ka dhacday Magaalada Muqdisho.
 

Hargeysa Online

· ifraax on May 08 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>