Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maxaa Sabab U ah Maamul Xumada Baahsan EE kajirta Qaybta Garsoorka EE G/Awdal?.

Tan iyo intii  ay jirtay dawlada Somali land  waxa jirtay  inmarba  maka  ka danbaysa   uu sii hagagayay   nidaamka  garsoorka  Somaliland,waxa aad uga qaybqaatay   in uu hagaago  nidaamka  grsoorka Somaliland  waxa sii  caa wiyay   jaamacadaha  dalka   gaar ahaan  jaamacada    camuud  iyo jamaacada  Hargaysa  oo iyagu  soo saaray dadbadan oo  ka qaybqaatay in uu horumar badan sameeyo   garsoorka Somaliland  taasina  waa takeentay  in  far  iyo suul lagu  soo qabto qofka   garsoorka  ah ama  Garsoraha   Ku xad gudba  sharciga.


Hadaba  waxa iswaydiin mudan   arin ka jirta   qaybta garsoorka  gobolka  Awdal   anigu waxan garan waayay in ay  udhacday   arintaasi   garasho la,aan  iyo  in ay  udhacday  u kas

Waxa  jirta  in loo magacaabay   Guddoomiya   Maxkamda Rafcaanka  ee  G/Awdal  nin aan   waayo arag nimo ulahayn  garsoorka  wuxu  ku dhex jiraa   ninkaa si  arimaha  garsoorka  mu ddo  labo sano  ah ilaa  hada ama  sanad iyo badh   intii  uu garsooraha  ahaa  waxa loo dhiibay labo   kiis  labdii  kiss   mid  waa la isku dilay  intii  uu gacanta   ku hayay   oo waa laga  wareejiyay   kiiskii  labaad na isaga oo  aan  xukun  ka soosaarin  la magacaabay. arintaas oo  aad  uga yaabisay  bahda garsoorka   ee  Somaliland  waayo  waxa   lagu yaqaanay booskaa in uu buuxiyo qof waayo arag ah oo muddo kusoo  dhejiray   garsoorka  ugu  yaraana   garsoorka  ku soo dhex jiray   muddo 10sanadood  ahtobankaa  sanadoodna  waa in ay ahaadan   kuwo xidhiidh ah   waliba  tobankii  ugu danbeeyay.waxa  dhacday  markii lamagacaabay  nikana cusub  in maxkamada  Gobolka   Awdal  ay ka dhacday   xaalado  aan kadhicin   mudadaa 25 ka   sanadood ah  maxkamadaha Somaliland   dhexdooda.

  1.  Waxa kadhacday  maxkamada   G/Awdal dhexdeeda     arin aankadhicin   maxkamdaha Somaliland  dhexdooda  taas oo ah in  kiis kii oo socda  maxkamda dhedeeda   ay   isku laayeen  labadii dhinac ee  dacwadu ka dhaxaysay  arintaasina  waxa   keenay  maamul xumada  kadhejirta 
  2. Arinta   kale  ee iga yaabisay  waxa weeyi  Qareenadii    kii saska    maxkamada  ka socda qareenada  ka  ahaa    xidha   ayuun buu leeyahay  sabob   uu ku xidhayana   lama garanayo    miyaan  loo sheegin  in qareenku xasaanada  Garsooraha   tu lamida  leeyahay

 

  1. Waxay  noqotay  maxkamadii    G/Awdal   xafiiskii   URURKA (AYODA)oo  nikan  laga dhigay   guddoomiyaha  maxkamada  Rafcaaka  ee  G/Awdal uu  guddomiye  u yahay  markasta oo aad  dhextagto  makamda    gobolka  waxad  arkaysaa   shaqadii   AYODA  oo  ka socota   shaqadii  umaduna  taaganthay   oo  umaddii  wax ushaqeeya  ay la,adahay  
  2. Waxa  dhacday in cid kasta oo uu arko   in ay  danta   ururkiisa  ay   ka hor imanayso  loo  adeegsado xadhig   si loo gu cadaadiyo danta  ururka

 

Hadaba  is waydiintu  waxa weeyi    halkay martay  guddidii  cadaa ladu  maxay wax uga qban la,adahay mise  waaba  la iska ilaaway  oo  waxa lagu mashquul san yhay  arimahan  doorashooyinka  hadii aanay sidaasi jirin  wax  ha laga qabto   arintaa  in  ta aanay dhibaatointaasi kabadani   dhicin. 

 

Qalinkii .C/qaadir   Maxamed  Warsame. 

 

· abdi on May 18 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>